Togdheer Baa Calaacalay Markuu Tabay Raggiisii

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Togdheer Baa Calaacalay Markuu Tabay Raggiisii

Post by KingWaslawi »

"Beledkii Xusuustiyo Xurmadiyo Wanaagaay
Xaq-dhowr tii Mudnaydee Nafta Lagu Xasiliyaay
Xigmad Looga Hadhayee Geesi Lagu Xambaree
Garyaqaan La Xulay Iyo Guurti Lagu Xidhiidhshaay
BURCO Xiisahaagaa Xiligii Aan Joogaba Qalbigayga Lagu Xidhay"

"Burco Xiisahaagaa xilligii aan Joogaba qalbigayga lagu xidhay"
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Togdheer”