mungab outsmarted americo!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

mungab outsmarted americo!

Post by sahal80 »

duqa ninkii cali america inta soo dhaweestey oo wax u laabay buu hadana hoosta waxoo ugu sheegay somali oo dhan baa ko jecele ee maad isa sharaxdid

Markii madaxweyne xassan maqlay niyada cali america waa ka gambistey rajadii banadirna waa ka dhamaatey

:russ:

Warar kale oo hoose oo banadir ko saabsan

Gudoomiyaha banadir ayaa wuxoo baryahan waday isko shaandheen ama boos isko wareejin uu ku sameenayo gudoomiyaasha degmooyinka sida waabari, shibis, kaaraan, hodan

Hadaba dikreetooyin aan wali soo bixin ayoo xil kaga qaadey lix masuul oo uu ka mid yahay xooghayaha Guud ee gobolka oo ah yar ku dhashtey sacuudiga, sudana wax ku soo bartey lana shaqeeyey hayadaha UNka ee nairobi ku sugan

Masuuliyiintaan oo waraaqahooda fasaxa la siiyay waxuu xilkooda ugu ekaa 20kii bisha

Ujeedada gudoomiyaha ayaa ah tasxiix kadib markeey ku imaadeen dhaliilo waxqabad daro ah
User avatar
Kornel
Posts: 195
Joined: Mon Jul 27, 2009 5:39 am

Re: mungab outsmarted americo!

Post by Kornel »

Mungaab did not outwit ameriko, ameriko was just a creation of somali twitter and facebook, niinkas hypocrite iyo tuug bu aha, the somali embassy in nairobi is extremly corrupt, this man has built houses from the income he has made in nairobi,.

But muungab has learnt how to deal with DJ and HSM indhoo baqa uun bey qaban, muungab has built and is funding groups in parliament and is becoming close with other wacbudhan politicians in causing HSM headaches.

Saas awgeed HSM is simply into tight a position to remove mungaab the longer it takes him the harder it gets and if mungaab is not removed by january then it wont happen.

but the truth is muungab is a fool who thinks than more of himself than he is, he will be nothing in a few years time.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: mungab outsmarted americo!

Post by TheblueNwhite »

Mungab is not smart enough to outwit anyone.
User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: mungab outsmarted americo!

Post by PrinceDaadi »

Mungab has over stayed, the guy is very poor in leadership and liability to Xamar.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”