The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Kornel
Posts: 195
Joined: Mon Jul 27, 2009 5:39 am

The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by Kornel »

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Gen. Muxuddiin Axmed Muuse iyo boqolaal askari ayaa ka gadooday ciidanka Puntland sababo la xiriira xuquuq la`aan, sida uu ku sheegay wareysi uu siiyay idaacadda BBC-da.

Taliyaha ayaa sheegay in isaga iyo boqolaal ciidan oo uu wato dibadda uga bexeen magaalada Garoowe, isagoona intaa raaciyay in aysan helin wax xuquuq ama mushaar ah mudo ka badan sanad iyo bar.

Waxa uu sheegay in ay jiraan ciidamo si gaar ah uu madaxweynaha Puntland u dhaqaaleeyo, kuwaasna ay iminka isku horfadhiyaan duleedka magaalada.

Wadahadal in badan soo socday ayuu sheegay in uu fashilmay, markii ay magaalada banaanka uga bexeena guryohooda iyo xaasaskooda hub lagu weeraray oo lala dhacay, sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu beeniyay taliye Muxuddiin in uu u gadooday sababo la xiriira nin uu dhawaan xil ka qaaday madaxweynaha Puntland.

Ciidanka gadoodsan ayuu ayuu sheegay in ay horay uga soo gadoodeen deegaadana Galgala iyo Tukaraq, iminkana furimahaasi ay banaan yihiin.

Waxa uu sheegay in mudo shan bilood ka hor xilka laga qaaday walow aan wali la siin warqad xil ka qaadis ah.

Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
User avatar
Kornel
Posts: 195
Joined: Mon Jul 27, 2009 5:39 am

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by Kornel »

Puntlanders sure know how to talk a good game, less than 100 terrorists in galgala have kept a fully armed force at bay while Somali-land floats around tukaraq to its hearts content.

Really stick to political intrigue, backstabbing and performing fellatio on the power of the day [ethiopia, Italy etc] such feminine things ayaad kaso baaxi kartaan walaaleyaal but threatening central state or any one else is a no no.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by Xamud. »

There will be no war, the elders and the religious scholars will solve this, as a matter of fact they are there as we speak, inshallah khery bay ku dhamaneysa General Muxyadiin will listen to his elders and culimo diin, waa nin macqul ah, if he wanted to wage war he could have done so long time ago, he is just trying to air his grievances, could he have done it differently? yes.

Somalis love to blow things out of proportion, soon you will see Gaas and Muxyadiin smiling together in Villa Garowe.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by Xamud. »

Kornel wrote:Puntlanders sure know how to talk a good game, less than 100 terrorists in galgala have kept a fully armed force at bay while Somali-land floats around tukaraq to its hearts content.

Really stick to political intrigue, backstabbing and performing fellatio on the power of the day [ethiopia, Italy etc] such feminine things ayaad kaso baaxi kartaan walaaleyaal but threatening central state or any one else is a no no.

Galgale mudo 1 sano waxa gacanta ku hayey ciidanka Puntland, dhowr jeer oo weraar gadmo ah iyo ku dhufo ka dhaqaaq ah mooye xalada Galgale waa dagantahay degaankana waxa ka jirto nabad manshallah. Awalna intey 4 sano ka hor qabten ayeey maamul intey u sameyeen isaga baxeen, markay baxeen ayey argagaxisadu ku so noqotay.

Tukaraq waxa isku hor fadhiyo Somaliland iyo Puntland mudo 9 sano gareyso ayey isku hor fadhiyen, laakin magaalada waxa joogo ciidan Puntland iyo ciidanka dadka dagaanka u dhashey. Laakin labada dhincaba waxay ogyihiin muuhimka nabadu ledahay oo dad dagaal ku dagdagayo mahaa, ila iyo akhiiro ha is hor fadhiyan haadi ay raban, as long as no one dies I'm good with it.

Central state iyo waxa sheegeysid adiga ayey wax kula yihiin, ma kula yaabayi laakin, illen dagaal iyo xabad baad faan mooday, caqliga wuxu kaga jira meel qaldan, dagaal wax lagu faano maha, burbur iyo ba'ba mooye wax faido ma so kordiyo, balse adigu dagaalka waxad mooday wax kale, in libin iyo darajo sare lagu qato aya mooday.

20.000 oo Ajanabi ah ayaa dhulkago joogo ila iyo haadana Alshabab baad iska dhicin kari la'adahay oo maalin walbo halbowlayasha dowlad weeraro. Siyaasigago ugu sareyo maanta Hassan Sheikh waxa meel walbo ku weheliyo oo wardiyeyo Ciidamo Ajanbi ah, Central state baan sameysana inti aad tiri ayad adigu maalin walbo isxasuqeysa, marna Dhusamareeb baad isku xasuqeysa intad dowlad ku sheeg iyo ahlu sunnah u kala baxday, marna Guriceel.

Dagaal waxa ku faano nin liito iyo niman nabad aqoon, ummada Somaliyeed nabad bay u bahanyihiin dagaal uma bahno, hadad adigu dagaal iyo burbur rabtid adiga ayey ku tala laakin shacabka 24 nabad ku noola ha la so galin qurunkago, ciid aad ka adagtahay baa iska yar, this was proven in 1993 when USC was pushed out of Gaalkacyo, ragi cayriyey weli weey joogan.
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by Rambie »

Xamud. wrote:There will be no war, the elders and the religious scholars will solve this, as a matter of fact they are there as we speak, inshallah khery bay ku dhamaneysa General Muxyadiin will listen to his elders and culimo diin, waa nin macqul ah, if he wanted to wage war he could have done so long time ago, he is just trying to air his grievances, could he have done it differently? yes.

Somalis love to blow things out of proportion, soon you will see Gaas and Muxyadiin smiling together in Villa Garowe.
If that's the problem, we can offer him a good package.
:shaq:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by theyuusuf143 »

Kornel wrote:Puntlanders sure know how to talk a good game, less than 100 terrorists in galgala have kept a fully armed force at bay while Somali-land floats around tukaraq to its hearts content.

Really stick to political intrigue, backstabbing and performing fellatio on the power of the day [ethiopia, Italy etc] such feminine things ayaad kaso baaxi kartaan walaaleyaal but threatening central state or any one else is a no no.
We are not interesting attacking garowe. This tukaraq village is not a place they control militarly. Its something we agreed back to 2008. We even helped them not once but three times when khaatumo overpowered puntland in tuqaraq. Heshiiska anakiyo puntland maga dhexeeyaaa wuxu dhigayaa in aanay weligood lasanod soo hawaysan anana aanaan ku dhowaan caasimadooda. Anaga lascanod wax ka yar nooma cuntamayaan yaguna wax madaafiic ku tuurtuura garowe diyaar uma aha. kuwan dhuloos ee waalwaalan bay hartinimo iyo been ku seexayaan laakiin heshiiskaasi mid ay ka bixi karaan maaha. Weligaa arki maysin sheeko iyo shaahid majeerteen baa Somaliland lascanod ku weeraray.
User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6445
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by gegiroor »

theyuusuf143 wrote:
Kornel wrote:Puntlanders sure know how to talk a good game, less than 100 terrorists in galgala have kept a fully armed force at bay while Somali-land floats around tukaraq to its hearts content.

Really stick to political intrigue, backstabbing and performing fellatio on the power of the day [ethiopia, Italy etc] such feminine things ayaad kaso baaxi kartaan walaaleyaal but threatening central state or any one else is a no no.
PL troops are stationed beyond Tukaraq now. DR Abdiweli has ordered last month to get them stationed in Holhol - Huddun district. We will see in the future what develops.
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by Rambie »

gegiroor wrote:

Yet, your dominant Darood media reported it as an invasion from SL.

http://horseedmedia.net/2015/06/14/soma ... ment-46785

:russ:
User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6445
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by gegiroor »

^PL forces are there today. That is the truth.
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by Rambie »

gegiroor wrote:^PL forces are there today. That is the truth.
:pac:
Bence
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 255
Joined: Mon May 11, 2015 1:29 pm

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by Bence »

Wow so many people wanna see PL destroyed. Lol keep dreaming hell will freeze over before that happens.
Otherbrother
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 968
Joined: Tue Jul 15, 2014 5:36 pm

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by Otherbrother »

Rambie wrote:
gegiroor wrote:^PL forces are there today. That is the truth.
:pac:
:lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by theyuusuf143 »

gegiroor wrote:
theyuusuf143 wrote:
Kornel wrote:Puntlanders sure know how to talk a good game, less than 100 terrorists in galgala have kept a fully armed force at bay while Somali-land floats around tukaraq to its hearts content.

Really stick to political intrigue, backstabbing and performing fellatio on the power of the day [ethiopia, Italy etc] such feminine things ayaad kaso baaxi kartaan walaaleyaal but threatening central state or any one else is a no no.
PL troops are stationed beyond Tukaraq now. DR Abdiweli has ordered last month to get them stationed in Holhol - Huddun district. We will see in the future what develops.
They never crossed one inch beyond tukaraq. They cant even come closer to boocame let alone holhol. Abti politics is very complicated game madaxaagaa lagu shaxayaa lool. Walaahi marduuf qaada oo bilaash ahbaan post kuusoo dhigayaa hadii la arko majeerteen holhol maraya oo hubaysan. Nimankaas heshiis baa noo yaal jabhadi jabhad waxay ugu gudubtaa waa xasarad. :lol:
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by thegoodshepherd »

idoor obsession with Majerteen continues :wtf:
User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6445
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: The Military mutinies in Puntland no one to guard Tukaraq or Galgala

Post by gegiroor »

theyuusuf143 wrote:
gegiroor wrote:
theyuusuf143 wrote:
PL troops are stationed beyond Tukaraq now. DR Abdiweli has ordered last month to get them stationed in Holhol - Huddun district. We will see in the future what develops.
They never crossed one inch beyond tukaraq. They cant even come closer to boocame let alone holhol. Abti politics is very complicated game madaxaagaa lagu shaxayaa lool. Walaahi marduuf qaada oo bilaash ahbaan post kuusoo dhigayaa hadii la arko majeerteen holhol maraya oo hubaysan. Nimankaas heshiis baa noo yaal jabhadi jabhad waxay ugu gudubtaa waa xasarad. :lol:
PL forces are stationed in Holhol right now. It is Ramadan and I aint lying. Check around folks from Holhol in your area and they will tell you.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”