Page 1 of 1

Funniest Pic of the Century ( way duushay)

Posted: Fri Jun 26, 2015 9:56 am
by Sumubaridi
Image Bal Cirka maxaa kajiro dhulka in ay wax kaqabtaan aa laysku ogaayay. Fiiri Midkaas General Indhaqarshe oo Cirka Salaan usaaraayo. Ma nin diyaarad saaran ayuu salaanta usaarayaa mise nin dabaq saaran. Marka :lol: :lol:

Image

Re: Funniest Pic of the Century ( way duushay)

Posted: Fri Jun 26, 2015 2:43 pm
by RoobleAlWaliid
The Prime Minister looks like he's about to blow up.

Re: Funniest Pic of the Century ( way duushay)

Posted: Fri Jun 26, 2015 5:07 pm
by DR-YALAXOOW
Sababta ay cirka u fiirinayaa waa calanka waxaa laga suray korka aqalka dawlada hoose ee xamar
Image