Mr. Cali Gacal [Murusade - Habar Mahamed] Ala- Sheikh candidate won the Speakership of Parliament in the second round with the 11 votes won by the third placed candidate [Qeybdiid's ally] going to him Asparo [Murusade - Habar Ceyno] Damul Jadiid candidate actually lost two votes of the total 38 votes he got in the first round
Mr. Xareed [Dir - Xeraale District] is the new deputy Parliamentary speaker also another member of Daljir Party.
Since it was a secret ballot it seems the lawmakers took the $10,000/= and voted for the future of GALMUDUG STATE.
Dhameerki qosolka baadna must be shitting himself right now.
Itoobiyo xataa waa yaa bantahay marka markee aragtey sida wax u dhacayaan qalalaaso cusub oo pressurec ah bay dhusomareeb ka furtey
Jawaari was right about galmudug! Maamul mandiqada ka yimid!
Mala socotaa in ethiopia ay pressure saartey cali xaaji wardame iyo saadiq eenoow oo saas jagada looga qaadey? Waa ictisaam oo dhinacaas ka jira.
Ok. So why SFG doesn't cut relations with Ethiopia if the xabashis keeps sabotaging state building in Somalia ? Is Culusow that afraid of ethiopia mase waa dabaal iska socda ?
Lol war itoobiya somalia dhan ayay ka heesataa dadka hogaamiyaasha ah
Marka rageedeey rabtaa..cali warsame iyo eenow waxay uga saareen barkee is badal ee ka wadeen dhanka waxbarashada ardada turkey iyo sudan loogu dirayo iyo jamacado cusub iyo hayadaha caafimaadka oo keeni karta xiriir caalam al islami, iskaamiyiinta oo ko xoogeysta Iyo isko soo dhawaanshaha soomaalida dhinaca wadaadada...
Dj awood malaha aan ka aheyn inay rageeda soo gashato, kowa itoobiyaankana iska idho tirto
Mida kale itoobiya iyo dj waxeey ka midaysan yihiin sida doorashooyinka u dhacayaan in 2016ka, ciidii ko soo baxda maamul goboleedyaa ayaa soo bixi 2016ka maadama ay ayaga soo xuli doonaan cida dooranaysa madaxeeynaha oo ah xildhibaano degmo matala
Waxaa jira agende ay reer galbeedka wataan oo ka soo horjeeda kooda oo ah general elections
Maadama ay waqtigii ko cayaareen di kas ah, duq kay ayaa hada wada barnaamaj xoogaa u eg oo ah in dadka madaxweynaha dooran doona laga soo doorto shacabka si toos ah
Masalan magaalo kaste, for example baladweyne waxaa wax dooran ilaa kumanaan ama kun qof ugu yaraan oo isugu jira, ganacsatada, haweenka, ururada bulshada, dadka kadibna dadkii tartanka ku soo baxa ayaa madaxweynaha toos ugu codeyn!
Haye ka waan dad aadan aqoon?
Marka ethiopia waxaan ayadaa gobolada kasoo dhamayn karta si caalamka looga dhaadhiciyo ileen ayadana dan uguma jirtee!
Aniga shakhsiyan ma qabo guuleed, qof kale haa barkee waxaan ogahay inuusan cadaado joogeyn oo uu villa somalia ku mashquuli
Dhuusanareeb caasimad dhaqso ma noqon doonto, ma dhawa
No sxb you didn't understand my question. I don't care about maamul goboleedyada.
What would happen if SFG today was to cut relations with the hostile Addis Ababa ? What can xabashis do ?
GIJaamac wrote:No sxb you didn't understand my question. I don't care about maamul goboleedyada.
What would happen if SFG today was to cut relations with the hostile Addis Ababa ? What can xabashis do ?
waryaahe xaa ka si ah? When ethiopia say jump! HSM says how high?!?!?
I heard that HSM has his hand in Ala Sheikh jar. DJ staying losing, sanbaloolshe was rejected by the Turks, Farah Abdulqadir was booted out last reshuffle and now Guled after forking over a plane load of cash is about to hit the road. They can't blame HSM cuz he will be like hey "I fought for you suckers, it is out of my hands". What an opportunist!
TheblueNwhite wrote:I heard that HSM has his hand in Ala Sheikh jar. DJ staying losing, sanbaloolshe was rejected by the Turks, Farah Abdulqadir was booted out last reshuffle and now Guled after forking over a plane load of cash is about to hit the road. They can't blame HSM cuz he will be like hey "I fought for you suckers, it is out of my hands". What an opportunist!
Meshii roob leh.
Politics my friend the greater Interest is far more significant important then these three langaabs Faraah - Salanboosh- Guled who can manage to win or Unite their Clan ....
During the last reshuffle HSM made a deal with Ala Sheikh and is now in bed with them. That's what the voices from the villa were saying anyways.
Sheikh Sharif got rid of his Ala Sheikh crew by first rewarding them with ministerial posts in the CCC's government. But on the Farmajo and Abdiwelis', his crew hardly saw any posts and didn't even complain. Smart man! Ka dherji, kadibna macsalaamey!
Kan HSM, wey daba ordaayaan uun, ma dhargaayaan. Imaan daranaa. DJ duff ku baxa, waa la karaahiyeystey.