Page 1 of 1

Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Sat Jun 27, 2015 10:59 pm
by THE_TRUTH1
Shirka Dhuusomareeb ka socda oo Madaxweyne lagu dooranyo 1da July


Image

Jun 28, 2015 - jawaab

Warar hoose oo ay heleyso Shabakadda Wararka ee Saadaal ayaa xaqiijinaya In shirka ay Ahlusunna soo qaban qaabisay ee ka socda Dhuusomareeb lagu dooranayo 1da Bisha soo socota Madaxweyne uu yeesho Maamulka G/dhexe Somaliya.

Shirka oo ay ka qayb galayaan Ergooyin badan oo ay ku jiraan kuwa Cadaado kasoo xanaaqay iyo kuwa kale oo Shirka iskood uyimid ayaa waxa ay maanta doorteen Gudiga farsamada ee Shirka wadaya.

Wararka hoose ee Radio Saadaal heleyso ayaa sheegaya in Marka kowaad Odayaasha ay dooranayaan Madaxweynaha kadibna lasoo xulayo Barlamaanka kuwaa ansixi doona Xukuumada uu madaxweynuhu soo dhisayo.

Arintaan oo aan ka helnay ilo lagu kalsoonyahay ayaa ah qorshe ay ku doonayaan dhinacyada Dhuusomareeb ku Shirsan in ay uga hormaraan kuwa Cadaado ku shirsan oo 4ta Bisha soo Socota iyaguna dooranaya Madaxweynaha Galmudug.

wixii kusoo kordha xogtan waa inii soo gudbineynaa

Re: Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Sat Jun 27, 2015 11:02 pm
by TheblueNwhite
This is pure comedy. Looma dhama at play!

God bless Somalis!

Re: Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Sun Jun 28, 2015 6:10 am
by CaliQase
And let me guess they will name their new state 'Ahlu Sunna State' :lol:

Re: Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Sun Jun 28, 2015 12:42 pm
by AbkoowDhiblaawe
waraa meeshan waa lagu wareeray. whats the difference between the cadaado and dhuusa mareeb meeting lol?

Re: Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Sun Jun 28, 2015 8:54 pm
by TheblueNwhite
Warsheekh wrote:waraa meeshan waa lagu wareeray. whats the difference between the cadaado and dhuusa mareeb meeting lol?
Ahlusunna, hadduu Fiqi raayo governorship ka GalMudug, Ala Sheikh wey la macaamilaayaan, laakiin hadduu Guleed raayo, governor ayey dooran doonaan. Basically msgkooda waxaa weeye, DJ wadada ku qul qul.

Re: Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Sun Jun 28, 2015 9:20 pm
by mahoka
Somaliman% wrote:
mahoka wrote:
WaaliCas wrote:I did tell you that Wanlawein cannot get anything done. You can give them the smallest task and they will bicker and fight for 20 years even if that is cooking Shah..or should I say Shaaxxxx.

Not surprised.

You guys expect too much from Wanlawein. Disappointment after disappointment and empty early excitements. A leopard never loses his spots.
explains their fear of somaliland leaving, somaliland was the brain of the union, the heart and the culture. the most educated and sensible men and most effective civil workers were reer somaliland. afwayne had somalilander telling him how everything works
Like typical dumb ignorant isaaq you now want to rewrite history. The isaaq achieved nothing and fear darood. That's why like a small minority your running away from somaliweyn.
another darod

if isaaq is soo scared of jebarti low income, why do we have half of darod as hostages

Re: Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Sun Jun 28, 2015 9:26 pm
by TheblueNwhite
A thread about Habargedir, and guess who is flooding it? Yep!

Obsession continues.

Re: Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Mon Jun 29, 2015 1:56 am
by Bence
Mahoka top joker

Re: Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Mon Jun 29, 2015 11:32 pm
by AbdiWahab252
HG are not confused. Galmudug is slowly forming and the Ahlu Bariis or any other opponent will be offered two choices: surrender or be expelled.

Re: Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Tue Jun 30, 2015 12:18 am
by TheblueNwhite
Ahlusunna will work with Fiqi or Abdisalaan but not Guled.

Re: Habergedir are heachache Caadado or Dhuusmareb VS Alshabaab or Ahlu Sunna VS DFS confused

Posted: Wed Jul 01, 2015 12:39 am
by AbdiWahab252
Ahlu Sunnah will come around.