HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
Moderator: Moderators
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
Bannaanbixii labaad ee ka dhaca Puntland oo looga soo horjeedo Madaxda Dowladda Federaalka Somalia iyo dhismaha maamulka loo sameeyay gobolada Mudug iyo Galgaduud, kaasoo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.
Dibadbaxaan oo ay soo abaabuleen maamulka Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland ayaa waxaa lagu kabeeyay Sawirradda Madaxweynaha DF, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Cusmaan Jawaari.
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdulqaadir Shire oo dibaxayaasha la hadlay ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka inay ku xadgudbeen jiritaanka xuduudeed ee Puntland, taasina aysan shacabka Puntland aqbali doonin.
Wuxuu Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland uu sheegay in wixii hadda ka danbeeya Madaxweynaha Somalia uusan kusoo gelayo Fiiso oo uusan mar danbe sida dal uu madax u yahay looga soo dhoweyn doonin.
Bannaanbaxaan ayaa ah kii labaad ee ka dhaca Puntland, iyadoo shalay magaalada Garowe sidaan oo kale lagu sharaf dilay sawiradda Madaxweynaha Somalia iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka.dibbax-galkacyo-1 dibbax-galkacyo-2 dibbax-galkacyo-3 dibbax-galkacyo-4 dibbax-galkacyo-5
Dibadbaxaan oo ay soo abaabuleen maamulka Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland ayaa waxaa lagu kabeeyay Sawirradda Madaxweynaha DF, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Cusmaan Jawaari.
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdulqaadir Shire oo dibaxayaasha la hadlay ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka inay ku xadgudbeen jiritaanka xuduudeed ee Puntland, taasina aysan shacabka Puntland aqbali doonin.
Wuxuu Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland uu sheegay in wixii hadda ka danbeeya Madaxweynaha Somalia uusan kusoo gelayo Fiiso oo uusan mar danbe sida dal uu madax u yahay looga soo dhoweyn doonin.
Bannaanbaxaan ayaa ah kii labaad ee ka dhaca Puntland, iyadoo shalay magaalada Garowe sidaan oo kale lagu sharaf dilay sawiradda Madaxweynaha Somalia iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka.dibbax-galkacyo-1 dibbax-galkacyo-2 dibbax-galkacyo-3 dibbax-galkacyo-4 dibbax-galkacyo-5
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
- RoobleAlWaliid
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2708
- Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm
Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO


- jalaaludin5
- SomaliNet Super
- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
Hassan Sheikh. The president of Somalia need a visa?


- RoobleAlWaliid
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2708
- Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm
- RoobleAlWaliid
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2708
- Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm
Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
They masquerade behind Somalinimo and Somalia, but have ulterior motives as secessionists. Horta they even stole that Visa idea from Somaliland like many other ideas(even their state name). Will Puntland always walk in the footsteps of Xamar and Somaliland?
- RoobleAlWaliid
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2708
- Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm
Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
Itrah wrote:Puntland has purest Somalis

I know you'll see it sxb. lol
Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
You moron, stop joking around like that. It's not even funny. Those kinky people like that kid in blue you see are Bantu immigrants, not my people. About 5% of the country are recent IDPs from the war torn riverine region.RoobleAlWaliid wrote:I know you'll see it sxb. lolItrah wrote:Puntland has purest Somalis
- RoobleAlWaliid
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2708
- Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm
Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
Seeing Bantu's can really agitate Itrah.
Itrah waan kula kaftamaya he is Bantu , i cafi. lol

Itrah waan kula kaftamaya he is Bantu , i cafi. lol
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
I 100% support if puntlanders want to separate Somalia. But i dont like their flip flopping. They should behave like real Somalians or go their own way. If Somalia's most organized federal state is behaving like headless chicken then No one has the right to bash us behind fake Somalinimo.
- jalaaludin5
- SomaliNet Super
- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
Darood Ismaaciil haplogroup.Itrah wrote:You moron, stop joking around like that. It's not even funny. Those kinky people like that kid in blue you see are Bantu immigrants, not my people. About 5% of the country are recent IDPs from the war torn riverine region.RoobleAlWaliid wrote:I know you'll see it sxb. lolItrah wrote:Puntland has purest Somalis
Bantu Ismaaciil

Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO

Jawaari is 'qaran duumis', and Hassan sheikh is 'qabyaaliste' and Nicholas Kay waa 'gumeyste'.
What about PM Cumar Abdirashid? We


Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
War that kid is not even Somali. Get out of here.jalaaludin5 wrote:Bantu Ismaaciil
- SiennaEarth
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2863
- Joined: Mon Jan 07, 2013 4:28 am
- Location: Inhale the good, exhale the bad!
Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
Itrah wrote:You moron, stop joking around like that. It's not even funny. Those kinky people like that kid in blue you see are Bantu immigrants, not my people. About 5% of the country are recent IDPs from the war torn riverine region.RoobleAlWaliid wrote:I know you'll see it sxb. lolItrah wrote:Puntland has purest Somalis

Re: HAYAAY!! XASAN SHEIKH FIISO BUU KUU SOO GELI PUNTLAND MAANTA LAGA BILAABO
Sure, keep on dreaming that that kid is a native Puntlander. There is zero chance of that being true. I visit Puntland every ~2 years and I am fully aware of the thousands of Southern IDPs that live there.SiennaEarth wrote:excuses excuses, what business does a Bantu kid have in protesting against Hassan sheikh?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 599 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 1 Replies
- 713 Views
-
Last post by Nubis
-
- 0 Replies
- 505 Views
-
Last post by Leopard2
-
- 1 Replies
- 364 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo
-
- 0 Replies
- 222 Views
-
Last post by bashe19
-
- 2 Replies
- 433 Views
-
Last post by highclass
-
- 2 Replies
- 604 Views
-
Last post by OjOO
-
- 0 Replies
- 429 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 8 Replies
- 688 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 510 Views
-
Last post by CismanMaxamud1