Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Post by THE_TRUTH1 »

Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million IC has failed us since the end of 2014

Xukuumadda oo sheegtay Ciidamada Dowladda inay bil kasta u baahan yihiin toddobo milyan oo dollar

July 4, 2015 // admin1 // Warka

Image
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliya, Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti), ayaa sheegay Ciidamada Qalabka Sida Somaliya inay bil kasta u baahan yihiin lacag dhan toddobo milyan oo dollarka Mareykanka ah.
Wasiirka, ayaa tilmaamay in ilaha ugu muhiimsan ee Dowladdu wax ka hesho ay yihiin Dekeda iyo Garoonka Muqdisho, oo bil kasta soo xareeya isku celcelis lacag dhan toban milyan oo dollar, sida uu yiri.

Dakhliga anaga na soo galla hadda, waxaa ugu weyn waa Dekeda iyo Garoonka. Dakhliga na soo galo marka leesku celceliyo 10 milyan ayuu gaaraa bishii. Tobankaas milyan waxaan ku wadnaa Dowladdii dhan.” Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Somaliya.

Waxa kaloo uu yiri “Ciidamada keligood ayaa waxay u baahan yihiin bishii toddobo milyan oo dollar, haddii leesku geeyo hawlgaladooda, mushaaraadkooda iyo raashiinkooda. Saddexda milyan soo hartay Dowlad laguma wadi karo, Wasaaradihii inay shaqeeyan ayaa la rabaa, Xukuumadda inay shaqayso ayaa la rabaa, Maamulaa dhismaaya in laga shaqaysiiyaa la rabaa, xaalado deg deg ah ayaa soo baxaaya. Marka waxaas dhan waxay u baahan yihiin in Dowladda ay kaafiso.”

Isagoo hadalkiisa sii wata, ayuu yiri “Marka kuma filna dakhligaasi in mushaaraadka dhan boqolkiiba boqol (100%) inta la bixiyo, Dowladiina ay shaqayso, marka taas waxay keenaysaa in wax kasta la beeqaamiyo. Waxyaabaha ugu waaweyn xoogga aan saarnay waxaa ka mid ahayd in la bixiyo raashiinka oo kale, aysan raashiinka ka go’in Ciidamada, isla-markaana mushaaraadka qaarkood la bixiyo.”


Maxamed Aadan Ibraahim oo la hadlay laanta afka Somaliga ee VOA, ayaa xusay bishii January inay bixiyen laba bilood, oo ay horey u lahaayen Ciidamada Dowladda, halka sanadkana ay bixiyen hal bil oo qura, mushaaraadkii ay Ciidamadu lahaayen.

Waxaa kaloo muhiim ah in la xuso sanadkan gudahiisa, January waxaan bixinay laba bilood oo mushaaraadkii ka baaqday Ciidamada Qalabka Sida oo sanadkii hore ah, oo November iyo December. Hal bil sanadkan waan bixinay.” Ayuu yiri Wasiir Fargeeti.

Dhaqaalo yarida soo wajahday Dowladda, ayuu tilmaamay inay ka dhalatay miisaaniyadda sanadkan ee Dowladda, oo ahayd kala bar in laga keeno dalka, inta kalana dibadda laga keeno. Waxaana sanadkan meesha ka baxday sida uu sheegay taageeradii ay dibadda ka heli jireen.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Post by THE_TRUTH1 »

The IC has reduced funding For Somaliland -Puntland -Mogadishu even Amisom soldiers are complaining no Salary for 4 Month

Somaliland - Puntland are struggling So is Mogadishu to Pay for Civil servants





:Shaqalaha Maamulka Somaliland Oo Ka Cabanaya Mushahar La’aan.
May 24, 2015 - jawaab


Shaqaalaha katirsan maamulka Somaliland ayaa waxa ay ka cabanayaan mushahar la’aan soo wajahday ku waas oo aan wax mushahar ah aan la siinin mudoo ku dhow 5bilood, dhalinyaradan oo boorama ku qabtay shir jaraa’id ayaa waxa ay sikulul uga hadleen arin taasi.
Maamulka Somaliland ayaa waxaa soo wajahaday dhaqaalo la’aan baahsan iyadoona sidaasi si lamid ah aysan wax mushahar ah helin ciidamada & shaqaalaha wasiiradaha siilaanyo.
Halka
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Post by THE_TRUTH1 »

Wasiirka Cadaalada Puntland Oo Xilka Iska Casiley Mushaar la’aan Ka Cabanaya Khilafka Madaxweynaha Iyo Kuxigeenka…
Image
Published on June 13, 2015 by ma · 15 Comments
waxa Markii Ugu Horeyey Hadlay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaallada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame Oo Sheegay sababta Keentay inuu Xilka wasiirka Iska Casilo xiligani.

Waxa Uu Sheegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaallada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame Inuu isku casiley Mushaar La’aan Uu Sheegay Inuusan mudo Qaadan isagoona Sidoo kale Arimo badan ka Hadlaya.


Wasiirkii ee Wasaaradda Cadaallada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame waxa Sidoo kale Uu Sheegay Inuu Jiro Khilaf u Dhexeeya Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed cali gaas iyo waliba Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Cabdixakim Cabdulahi xaaji cumar camey.

Waxa Uu Yiri””lix iyo toban bilood ayaan xilka haynay, dhaqaale xumo darteed lix iyo tobankaas bilood siddeed kamid ah , wax xuquuq ah iyo wax mushaharaad ah kama helin dowladda”

Ismaaciil Maxamed Warsame Ayaa Sheegay Inuu madaxda Dowlada Puntland Kala Hadlay inuu Helo Dhaqalahii mushaarka lakiin uu ku Guuldaraystay Arintaasi Uusana Helin wax Mushaar ah.

Waxa Uu Sheegay Inuu Khilafka Madaxweynaha Iyo Kuxigeenka Uu Salka Ku hayo Isaga Laftiisa wasiirka cadaalada Taasina Uu keenay Inuu Xilka Ka Tago
User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Post by PrinceDaadi »

I m loving this, they have been parasite for a long time, it is very important in qoraxdu kusoo baxdo.

We told culusow and his circle to improve their revenue collections and close all loopholes unfortunately Meesha Waxa joogaa Waa dameer iyo labadiisa dhegood.

The government can easily collect $50m per month, that is almost 600 million dollars per yr which will give you an opportunity to build a functioning state.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Post by AbdiWahab252 »

PrinceDaadi,

Accountability is not profitable for the top leadership. I wish the international community passes economic sanctions on any officials and their families who are implicated in corruption.
User avatar
WaaliCas
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 800
Joined: Wed Jan 28, 2015 9:56 pm

Re: Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Post by WaaliCas »

THE_TRUTH1 wrote:The IC has reduced funding For Somaliland -Puntland -Mogadishu even Amisom soldiers are complaining no Salary for 4 Month

Somaliland - Puntland are struggling So is Mogadishu to Pay for Civil servants





:Shaqalaha Maamulka Somaliland Oo Ka Cabanaya Mushahar La’aan.
May 24, 2015 - jawaab


Shaqaalaha katirsan maamulka Somaliland ayaa waxa ay ka cabanayaan mushahar la’aan soo wajahday ku waas oo aan wax mushahar ah aan la siinin mudoo ku dhow 5bilood, dhalinyaradan oo boorama ku qabtay shir jaraa’id ayaa waxa ay sikulul uga hadleen arin taasi.
Maamulka Somaliland ayaa waxaa soo wajahaday dhaqaalo la’aan baahsan iyadoona sidaasi si lamid ah aysan wax mushahar ah helin ciidamada & shaqaalaha wasiiradaha siilaanyo.
Halka
Can you name how SL is struggling? The Gov employees including the army and police are receiving their salaries. Not sure why Awdal Region is experiencing some issues.

There is no gov employees without wages. Try again.
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Post by mahoka »

had to get a dig at Somaliland
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Post by THE_TRUTH1 »

WaaliCas wrote:
THE_TRUTH1 wrote:The IC has reduced funding For Somaliland -Puntland -Mogadishu even Amisom soldiers are complaining no Salary for 4 Month

Somaliland - Puntland are struggling So is Mogadishu to Pay for Civil servants





:Shaqalaha Maamulka Somaliland Oo Ka Cabanaya Mushahar La’aan.
May 24, 2015 - jawaab


Shaqaalaha katirsan maamulka Somaliland ayaa waxa ay ka cabanayaan mushahar la’aan soo wajahday ku waas oo aan wax mushahar ah aan la siinin mudoo ku dhow 5bilood, dhalinyaradan oo boorama ku qabtay shir jaraa’id ayaa waxa ay sikulul uga hadleen arin taasi.
Maamulka Somaliland ayaa waxaa soo wajahaday dhaqaalo la’aan baahsan iyadoona sidaasi si lamid ah aysan wax mushahar ah helin ciidamada & shaqaalaha wasiiradaha siilaanyo.
Halka
Can you name how SL is struggling? The Gov employees including the army and police are receiving their salaries. Not sure why Awdal Region is experiencing some issues.

There is no gov employees without wages. Try again.
About
Contact Us
Stay Connected
Search in site...
Saturday, April 18th, 2015 | Posted by admin
Mushaar La’aan Soo Food Saartay Shaqaalaha Diiwaan Galinta Madaniga Ee Magaalada Burco ( VIDEO )
April,18,2015 Hargeysa(Cadceed)-Mushaar La’aan Soo Food Saartay Shaqaalaha Diiwaan Galinta Madaniga Ee Magaalada


Halkan Ka Daawo Fadeexadii Maanta Xilwareejinta Gudoomiyaha Degmada Borama Oo Dadweynayihii Daynta Lahaa Saf Soo Galeen iyo Maayirka Xilka Wareejay Afar Jeeble Oo .... +VIDEO http://www.boramanews.com/index.php/som ... e-oo-video
User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Post by PrinceDaadi »

AbdiWahab252 wrote:PrinceDaadi,

Accountability is not profitable for the top leadership. I wish the international community passes economic sanctions on any officials and their families who are implicated in corruption.
Last yr when I visited Xamar the rumor was that HSM's wife initially used to say " Waa aan Sedax guri kartaa", but starting saying boos labo jidla ah ayaan rabaa.

You can imagine what is going on there! Culusow is a total failure
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Somali minister of finance our only revenue is from Mogadishu Port and airport 10million month IC has failed us

Post by MujahidAishah »

The truth the ex mayor of borame is a thief its not sl govt failing to pay its staff

Try again my niiga
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”