Dowladda Soomaaliya dhaqaalihii ayaa laga goostay, ayadoo lagu xiray in ay la timaado xisaab-xir. Kutiirsanaanta dhaqaale, ee ay dowladdu ku tiirsan tahay dowladaha reer Galbeedka ahna qof naga mid ah oo jecel ilama ahan in ay nagu jirto (Ugu yaraan inteenna garaadka leh).
Waxaa maanta barnaamijka Martida iyo Makrafoonka VOA-da Soomaaliga marti ku ahaa Hanti Dhowrka Qaranka. Waxaa aad looga wareystay dhaqaalaha Soomaaliya iyo waxyaalo la xiriira.
http://www.voasomali.com/
Intaa ka gadaal, maxay kula tahay in ay nagu qaadanayso in aan helno dowlad Soomaaliyeed oo canshuur buuxda ka hesha dhammaan 18ka Gobol (Ama ugu yaraan 12ka Koonfureed, inta laga xalinaayo arrinta Woqooyi)?
Makula tahay haddii intaa la helo ay dowladda Soomaaliya isku filnaasho gaari doonto? Ama ugu yaraan ay ka maarmayso ku tiirsanaanta reer Galbeedka?
Dakhliga dowladda & Canshuuraadka Gobolada
Moderator: Moderators
- PrinceDaadi
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2442
- Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
- Location: Daadi Island
Re: Dakhliga dowladda & Canshuuraadka Gobolada
Dowlada Somalia hadii ey la timaado qaab canshuur uriirin ah oo hufan Xamar bis ayaa bixin Kara qaraashaadka dowlada.
Marka ugu horeysa Waa in parliament la geeyaa "National revenue bill", Marka labaad oo in la aas aaso hay'ada dhakhli aruurinta qaran lana dhisaa hay'ada ahaan.
Hada cidina ma bixiso canshuur, gacan hoorsi ayaan u baranay.
Marka ugu horeysa Waa in parliament la geeyaa "National revenue bill", Marka labaad oo in la aas aaso hay'ada dhakhli aruurinta qaran lana dhisaa hay'ada ahaan.
Hada cidina ma bixiso canshuur, gacan hoorsi ayaan u baranay.
Re: Dakhliga dowladda & Canshuuraadka Gobolada
1. "Inta la xalinayo arinta wagooyi" is it necessary to pay a single individual from waqooyi?
2. How many Police officers and soldiers could receive their pay on time with the money wasted on reer waqooyi?
The answer to your question is partly in your question!
2. How many Police officers and soldiers could receive their pay on time with the money wasted on reer waqooyi?
The answer to your question is partly in your question!
Re: Dakhliga dowladda & Canshuuraadka Gobolada
PrinceD, haddii la geeyo xitaa dhaqan gelinteeda soo arrin kale maaha?
Arcturus, lol, maxaa lacag gooni ah oo ku baxa iminka arrinta Woqooyi, aan ka ahayn safarada shirka lagu tago?
Arcturus, lol, maxaa lacag gooni ah oo ku baxa iminka arrinta Woqooyi, aan ka ahayn safarada shirka lagu tago?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Dakhliga dowladda & Canshuuraadka Gobolada
aragtidaydu waxay tahay dawlada dhexe ee Somalia ha koobto tirada xildhibaanada Somalia, secondly gobol kasta oo federalka aaminsan ama ka midi ha contribute gareeyo Sanduuqada dhaqaalaha qaranka. Gobolkii kara laakiin diida waa in yagana la hakiyaa dhamaan wixii dhaqaale kasoo geli jiray dawlada dhexe xitaa xildhibaanadooda gunada laga goostaa. Somalia waa 4.5. Qabiil iyo gobol toona xaq uma leh in xubnaha dawlada ugu jira laga biilo dhaqaalaha yar ee xamar. Wax alaale wixii cashuur xamar kasoo baxda yada dib haloogu dhiso. Walaalayaal waqooyi waa tashaday 24 sano kahor runta markaynu isu sheegno. Waqooyi walaa puntland walaa jubaland cidna haw joojinina Ninkii idinka maarmi kara haw muraad Yeelanina.
Re: Dakhliga dowladda & Canshuuraadka Gobolada
Yuusuf waa runtaa, waad tashateen. Dadka Soomaaliyeedna sidii kheyr ah iA.
Inkastoo ay dowladdu cidna kala tashan dhaqaalaha Xamar oo ay gacan bir ah ku haysato, haddiiba ay dhici lahayd in dadka reer Muqdisho lagala tashanayo, waxaan qabaa in ay dhaqaalaha gobolka Banaadir uu gacanta federaalka ku jiro (Haba iska korabshin badnaatee).
Sidaa waxaan u leeyahay; Berbera idinkaa maamusha (Waana gartiinoo inaad tagtaan baad rabtaan), Boosaaso Puntland ayaa dhaqaalaheeda ku tashatay oo cidna kalama hadasho, Kismaayo xaalkeeda wax badan kalama socdo. Maadaama fikradu ay tahay in wixii la isku soo celiyo oo la wadaago, makula saxan tahay meesha kaliya ay federaalku maamusho gacantiisa laga bixiyo?
Soo taa macnaheedu ma ahan in Boosaaso iyo Berbera lugta sii furaan!

Barnaamijku maahan Martida & Makfroonka lkn Wicitaanka dhagaystaha; waa kan:
http://www.voasomali.com/content/article/2849715.html
http://www.voasomali.com/content/article/2849715.html
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 450 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 1 Replies
- 592 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 0 Replies
- 203 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 24 Replies
- 1870 Views
-
Last post by VeiledGarbasar
-
- 6 Replies
- 592 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 21 Replies
- 2043 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 9 Replies
- 542 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 10 Replies
- 628 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 24 Replies
- 2697 Views
-
Last post by Cali_Gaab