Page 1 of 1

Foosha Dumarka

Posted: Wed Jul 08, 2015 11:29 am
by gulaid111
Salaam.

Horta maxaa dumarka foosha loogu qalaa? Dhakhtarkasta Edna/Gargaar/New Hargeisa Hospital mid walba wuu qalaa, waa maxey sababtu?

Re: Foosha Dumarka

Posted: Wed Jul 08, 2015 11:32 am
by Cherine
You talking about caesarian? My guess, because of gudniinka baas!

Re: Foosha Dumarka

Posted: Wed Jul 08, 2015 11:51 am
by Idman702
Most women's vaginas are closed because of FGM..