This one does not look good. Alshabab are striking out before they are kicked out of the land they currently hold in the south. It is likely they are after MPs who live in those two hotels. Too coordinated to be just a skirmish, this will likely be a massacre.
Ilaahey ha u sahlo shacabka ku jiro labadas hotel, Alshabab waa cadow, xitaa ramadanta kama xishonayaan.
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 12:55 pm
by LeJusticier
Its Salafist tradition to shed more blood in Ramadaan than any other months.
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 12:59 pm
by Xamud.
LeJusticier
Kuwan Salafina ka daran, diin maba laho, waxay aaminsanyihiin the only way oo jannah lagu gali karo in ay tahay in dhiig la daadiyo, kuwan oo kale lama oran karo isku diin baan nahay.
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 1:08 pm
by LeJusticier
Xamud. wrote:LeJusticier
Kuwan Salafina ka daran, diin maba laho, waxay aaminsanyihiin the only way oo jannah lagu gali karo in ay tahay in dhiig la daadiyo, kuwan oo kale lama oran karo isku diin baan nahay.
true, min Afganistan to Mideast to Africa bisha ramadaan ayay ugu daranyihiin. Sanadkasta bisha Ramadaan ayay eegtaan, xitaa Masaajidyada ayay isku qarxiyaan.
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 1:13 pm
by TheCadaanGuy
BBC is saying two dead. NISA is saying the people died are Al-Shabaab members.
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 1:15 pm
by LeJusticier
TheCadaanGuy wrote:BBC is saying two dead. NISA is saying the people died are Al-Shabaab members.
That's good news hadaa!
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 1:30 pm
by DR-YALAXOOW
Radio muqdisho
Afar ka tirsan Maleshiyaadka kooxda Shabaab ayaa lagu khaarijiyey Howlgalki Ciidamada Sida gaarka ah u tababaran ee GOR GOR ay ku fuliyeen Maleshiyaadki soo weeraray Hotel Wehliye, Sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiye sarkaalka hogaaminaaye Howlgalkaas.
Sarkalaka ayaa hadalka intaas ku sii daray in midkii shanaad uu isku qarxiyey Hotelka banaankiisa oo ay guud ahaan tirada maleeshiyaadka ay noqoneyso 5 maleeshiyo.
Sidoo kale Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane oo isna la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadu ay soo gabo gabeeyeen howgallo ay ka fuliyeen Hotel Wehliye, halkaasi oo ay kolkii hore ay difaac xoogan muujiyeen ciidamadii Ilaalada ka ahayd Hotelka.
Afhayeenka ayaa xusay in ciidamada amniga ay iminka gacanta ku hayaan Hotel Wehliye, halkaasi oo ay dil u geysteen dhamaan kooxihii weerarka soo qaaday.
ciidamada GORGOR maasha allah
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 1:42 pm
by TheCadaanGuy
Apparently, death toll rose to 5, 3 were gunman for Al-Shabaab and two civilians.
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 3:25 pm
by GIJaamac
Man i'm pretty sure we have the best security forces in Africa. Ilaahay baa mahad iska leh.
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 3:47 pm
by SaciidAyanleh
GI, you believe that!??!
Not one civilian died
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 3:53 pm
by GIJaamac
Yes i believe that. No civilian or soldier casulties. All irhaabis killed in the spot. We the best.
Well done our boys.
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 3:55 pm
by McD30
GIJaamac wrote: Man i'm pretty sure we have the best security forces in Africa. Ilaahay baa mahad iska leh.
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 4:03 pm
by SaciidAyanleh
GIJaamac wrote:Yes i believe that. No civilian or soldier casulties. All irhaabis killed in the spot. We the best.
I'm gonna wait for the dust to clear, but if it's true
Re: Alshabab inside two hotels in Mogadishu
Posted: Fri Jul 10, 2015 4:08 pm
by TheCadaanGuy
The dust has already cleared. The count will not change as long as Al-Shabaab doesn't attack again soon or one of the injured civilians dies from injuries.