Its over for mogadisho
Posted: Sat Jul 11, 2015 7:43 am
Saturday, July 11th, 2015 | Posted by GW1
Baarlamanka Puntland:” Xamar Caasimad Soomaaliyeed uma aqoonsanin inay tahay”
(Pi Garowe):- Xildhibaanada Baarlamanka Dawladda Puntland ayaa maanta markii labaad dood adag ka yeeshay heshiisyadii ay jabisay Xukuumadda Federalka Soomaaliya,wax ka badalka Dastuurka iyo dhibaatada Dawlada Federaalka uga imanaysa Puntland.
Arrimaha ay sida weyn uga doodeen waxaa ka mid ah jabinta qodobo ka tirsan Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya oo ay ku kacday Dawlada Federalka Soomaaliya.
Xildhibaanada Baarlamanka ayaa sheegay inaysan Muqdisho u aqoonsanayn inay tahay caasimada Soomaaliya, iyagoo tusaale usoo qaatay dastuurkii lagu heshiiyay oo sheegaya in caasimada dowladda Federalka dib u eegis lagu samayn doono.
Sidoo kale,xildhibaanadu waxay wax la layaabo ku tilmaameen guddiyada ay iska magacaabatay dowladda federalka iyadoo aan kala tashan dowladda Puntland iyo maamulada kale ee dalka Soomaaliya ka jira, waxayna guddiyadaas ku tilmaameen aboor dudumo dhisay.
Mudanayaasha waxay soo jeediyeen in go’aan adag oo masiiri ah Puntland ka qaadato Dawlad Federaalka Soomaaliya.
http://www.puntlandi.com
The one chance to bring somalia back from the brink with a federal state system formed by PL has now come to a brutel end thanks to hutus once again destroying any hope somalia had left. It really beggers believe we allow ourselves to be hostage to these people. They have literally taken us back to the dark ages, its time to change the capital.