I'm out of ideas for a very picky family.

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Ilahey ajar haka siiyo shanta cisho iska adkeyso lolsalool wrote:Ha is wareerin wa shanti cisho ee ugu danbaysay.Jikada xun sidaan isaga dhex arkay ilaahy uun ba og bishan.Barito inshallah is the last day im cooking for anyone.Wixi inta ka danbaysa shaahooga iyo roodhidooda ayaan wajiga kaga dhufanaya. Wixi cunta raba suuqooga ha galaan.
MissFiora wrote:Ilahey ajar haka siiyo shanta cisho iska adkeyso lolsalool wrote:Ha is wareerin wa shanti cisho ee ugu danbaysay.Jikada xun sidaan isaga dhex arkay ilaahy uun ba og bishan.Barito inshallah is the last day im cooking for anyone.Wixi inta ka danbaysa shaahooga iyo roodhidooda ayaan wajiga kaga dhufanaya. Wixi cunta raba suuqooga ha galaan.