Mogadishu based Government and World Bank sign a 5 Years salary contract for Civil workers it started Today Huge

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Mogadishu based Government and World Bank sign a 5 Years salary contract for Civil workers it started Today Huge

Post by THE_TRUTH1 »

Mogadishu based Government and World Bank sign a 5 Years salary contract for Civil workers it started Today huge line up , significant boost to the economy and Government Confident .


Image
wasiir ku xigeenka Maaliyadda; “Maanta laga bilaabo shaqaalaha dowladda mushaarkoodu joogto ayuu noqonayaa”
sniin, Luuliyo 13, 2015 (HOL) — Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Somalia, Maxamud Xayir Ibraahim iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka, Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa maanta booqday Bangiga Dhexe oo ay ka socotay bixinta mushaarka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda, waxayna kormeer kusoo sameeyeen qaaybaha kala duwan ee Bangiga.
Shaqaalaha Dowladda ayaa Safaf dhaa-dheer ugu jiray Qaadashada Mushaarka, si ay ula ciidaan qoysaskooda, waxaana dowladdu dadaal ugu jirtaa sidii wixii hadda ka dambeeya ay shaqaalaha dowladda mushaarkooda u joogtayn lahayd.
Image
“Runtii xanuun weyn ayeey nagu haysay in shaqaalaha dowladu aysan mushaar qaadan afar bilood ee u dambaysay, waana mid aan la qaybsanayno shaqaalaha iyo qoysaskooda. Waxaana arinkaan sababay Miisaaniyadii la qoondeeyey 49% oo laga sugayey dibadda ayaan soo xaroon, waxaana dowladu ku khasbanaatay in loo beekhaamiyo dhaqaalaha soo xarooda adkaynta amniga iyo tasiilaadka ciidamada kala duwan ee qalabka sida. ayuu yiri Wasiir Xayir oo dhanka kale xusay in dakhliga guduhu kordhay, balse taa macnaheedu maahan in ay dabooli karto baahiya jira,” ayuu yiri wasiir Xarir.

Sidoo kale, wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in dhibaatada kale oo soo wajahday in mushaaraadka dib u dhacaan ay sabab u tahay Bangiga Adduunka oo mushaaradka kaabi jiray, laakiinse laga soo billaabo bishii Maarso ee sannadkan uu dib u dhac ku yimid kaddib markii uu dhamaaday heshiiskii halka sano ahaa.

Nasiib-wanaag waxaan ku guulaysanay bishaan bilowgeeda in aan la saxiixano heshiis kale oo shan sano ah Bangiga Aduunka, kaasoo lagu kabayo musaaraadka shaqaalaha rayidka ah. Dowladdu waxay dadaal u gashay in mushaaradku aysan hada ka dib kal go’ayn, lana bixinayo dhamaan bilihii la soo dhaafay mushaaradka shaqaalaha rayidka ah ka maqan. Waxaana isku dayaynaa in bishaan gudaheeda aan bixino labo bilood oo kala ah Maarso iyo Abriil," ayuu mar kale yiri Wasiirku

Uga dambeyn, Xisaabiyaha Guud ee Qaranka ayaa isaguna uga Mahadceliyey shaqaalaha Dowladda Adkaysiga ay muujiyeen iyo sida ay ugu Dhabar-adeeygeen Dhibaatooyinka mushaar la’aaneed ee soo maray. wuxuuna sidoo kale sheegay in mushaaraadka ciidamada dowladda isna si dhaqso ah lagu billaabi doono.

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
Maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

- See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2015/July/wa ... CvhT0.dpuf
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Mogadishu based Government and World Bank sign a 5 Years salary contract for Civil workers it started Today Hu

Post by PrinceNugaalHawd »

I wonder what happens to all the tax money, from all the Check points, Ports, Airports, shops, land etc, that's 100s of Million of Dollars even if we don't add all the aid from the world were the hell is all this money going if workers haven't been paid for months? now the world bank has to pay for them? N Norway pays for MPS?? walle Somali ma is badasho!! waa wada tuugo.
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Mogadishu based Government and World Bank sign a 5 Years salary contract for Civil workers it started Today Hu

Post by mahoka »

More debt for somalia

I suppose u want us to share it
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Mogadishu based Government and World Bank sign a 5 Years salary contract for Civil workers it started Today Hu

Post by GIJaamac »

Civil servants ? What about the soldiers who are defending the country. :snoop:
Jabuutawi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2673
Joined: Fri Apr 04, 2014 1:33 am
Location: Federal Republic of Soomali-Galbeed Capital of Dira Dhabe

Re: Mogadishu based Government and World Bank sign a 5 Years salary contract for Civil workers it started Today Hu

Post by Jabuutawi »

Image :deadrose:

Where is the bank's vault?
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Mogadishu based Government and World Bank sign a 5 Years salary contract for Civil workers it started Today Hu

Post by THE_TRUTH1 »

This is a great news for civil workers and SFG and also great boost for the economy . Security will improve as Police and Army other security Agency are going to get good Paycheck .
Image
this is sign That Somali Gov is Independent and recognized entity by important world bodies such as IMF /World bank ,


Somali Gov depends on Mogadishu Port and Airport to Pay for civil workers No other regions are contributing , The Gov does not have enough resource to Fund projects Pay for civil workers , Army - Police at this time , Keep in Mind Somali Gov is at war with Alshabaab Terrorist .

Somali Gov are currently building / renvoting Gov Buildings - schools - Hospitals - using Tax revenue collect from Mogadishu surrounding regions

Gov is providing free education

Roads are being paved all over Gov held regions

Image

Image

Mogadishu Governor's palace cost more then 2 Million all paid by Tax collected

15 May school Renovation almost complete

Image
Image
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Mogadishu based Government and World Bank sign a 5 Years salary contract for Civil workers it started Today Hu

Post by THE_TRUTH1 »

GIJaamac wrote:Civil servants ? What about the soldiers who are defending the country. :snoop:
the Gov will have enough revenue to Fund the Arm force Now that Gov has secured Funding for civil workers ..... :clap:

Image

Dakhliga anaga na soo galla hadda, waxaa ugu weyn waa Dekeda iyo Garoonka. Dakhliga na soo galo marka leesku celceliyo 10 milyan ayuu gaaraa bishii. Tobankaas milyan waxaan ku wadnaa Dowladdii dhan.” Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Somaliya.

Waxa kaloo uu yiri “Ciidamada keligood ayaa waxay u baahan yihiin bishii toddobo milyan oo dollar, haddii leesku geeyo hawlgaladooda, mushaaraadkooda iyo raashiinkooda. Saddexda milyan soo hartay Dowlad laguma wadi karo, Wasaaradihii inay shaqeeyan ayaa la rabaa, Xukuumadda inay shaqayso ayaa la rabaa, Maamulaa dhismaaya in laga shaqaysiiyaa la rabaa, xaalado deg deg ah ayaa soo baxaaya. Marka waxaas dhan waxay u baahan yihiin in Dowladda ay kaafiso.”

Isagoo hadalkiisa sii wata, ayuu yiri “Marka kuma filna dakhligaasi in mushaaraadka dhan boqolkiiba boqol (100%) inta la bixiyo, Dowladiina ay shaqayso, marka taas waxay keenaysaa in wax kasta la beeqaamiyo. Waxyaabaha ugu waaweyn xoogga aan saarnay waxaa ka mid ahayd in la bixiyo raashiinka oo kale, aysan raashiinka ka go’in Ciidamada, isla-markaana mushaaraadka qaarkood la bixiyo.”


The Gov has enough revenue to Fund the Arm force Now that Gov has secured Funding for civil workers ..... :clap:

This is huge success for SFG
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Mogadishu based Government and World Bank sign a 5 Years salary contract for Civil workers it started Today Hu

Post by DR-YALAXOOW »

great walaahi :som: :up: hadda dawlada mushaharada ciidamada qalabka sida waa inay bil waliba si joogta u qaataan.. wallee ciidankaa geesiyaasha haddiii mushaharkooda bil waliba la siiyo al shabaaab terrorist waa la sii eryanayaa :up:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”