Cali Guray run sheeg weeye

Moderator: Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Cali Guray run sheeg weeye

Post by KyrieJama »

:deadrose: :dead: :snoop:

No chill :lol:

"Inanka Dhulbahante ee ah Xildhibaanka UCID ka soo baxay waa kuwa Isaaqu marka ay isu badheedhi kari waayaan ay isu kiraystaan ee iyaga oo dalkoodii jooga hadana calooshood u shaqayste yaasha ah ee sidaa moobilada hadba ka kursiga ku fadhiyaa lacagta ku shubto. Anigu noocaa dad uma aqaano haduu nin rag ah yahay wixii Kalshaale iyo Buuhoodle dawladdu ka samaysay maalin miyuu ka hadlay inta uu Caligurey iyo Xirsi ka dhex maakhadaynayo. Dhulbahante wax uguma fila, isaaqna wax uguma fila, Somaliland waxba uguma fila oo waa hunguri qaawan waxa uu la dhex joogaa isaga iyo qayrkii, anigu noociisa waxan ka jecelahay kuwa khaatumo ceebna uma arko xataa dagaalkooda oo dee rag wuu is dili karaa waanu heshiin karaa."
"Haduu nin raga yahay wazan halkan ku waydiinayaa sua’aal keliya oo ku saabsan cayda uu ka hadlay hadii uu ka jawaabo iyo sida uu uga jawaabo. SICIIDOW MADAXWAYNAHA SOMALILAND WUXU CAAYAY GUDOOMIYAHA UCID OO UF BAA LAGU YIDHI, SIDII YUU XAAR YAHAYE BAL CAYDA CALIGUREY OON MADAXWAYNE AHAYNI XIRSI KU YIDHI EE TAA KA WAYN ADIGU SHEEG HA LAGU WADA MAQLO EH. Lakiin adigu tan la maad yaabin balse dadka damiirkoodu bool yahay ee Somaliland aan hunguriga uun u dhex joogin oo dhan baa la yaabay. Adiguse biidhi qaate mushaharkiisa xataa magaca UCID ku qaata ayaad tahay oo wax loo jawaabo ma tihid"

Guddoomiye Xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga UCID

Cali Maxamed Yuusuf

hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=159617
Last edited by KyrieJama on Thu Jul 16, 2015 8:39 am, edited 2 times in total.
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Cali Guray run sheeg weeye

Post by PrinceNugaalHawd »

:lol: :lol: :lol: :lol: Damiirka Laa idika Qaad!

I liked Fuad Adan Cadde AUN, because atleast he spoke his mind when he felt Dhulos were been wronged.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Cali Guray run sheeg weeye

Post by KingWaslawi »

Odaygani waa mid cay badan si nin wayn uma hadlo oo masuuliyad leh.

Reer Burco waxay u bixiyeen Cali Ebola.

:dead:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Cali Guray run sheeg weeye

Post by theyuusuf143 »

In isaaqu markay kala baqaan darafyadu majaraha qabtaan waa runtiis wax ceeb ahna kuma jirto oo dalku diversity ga ayuu ku quruxbadanyahay. ilmaadeertu isma indha buuxiso. dhulooskuba qabaal (weelka geelu milixda ku cuno) wax ka yar bay kow iskaga siiyaan markay heshiin kari waayaana hargeisay iyo garoowey u kala yaacaan. isaagu markay heshiin kari waayaana Samaronka ama hartigay talo saartaan.

waxa kaloo dhan ee uu ka hadlay waa Waabsi iyo cantarabaqash. cali guray waa mukulaal milinkeeda hargeisa joogta waa caado iyo dhaqan uu leeyahay inuu xagxagto Masuuliyiinta kulmiye . Weligii haleeya bari umuu dhaafin faysal baa dhowr mar hawdka geeyey. Ma oga in landtuba xabad Pizza ah oo ninwalba dacal leeyahay tahay Wuxu u haystaa in dadkuba hargeisa usoo wada shaqo tageen. xildhibaan siciid waa xubin xisbiga talada haya ka tirsan waana wax iska caadi ah in intii isku xisbi ahba gar iyo gardaraba hogaankaada ku difaacaan. Khasab maaha inuu qiimeeyo caydii "uf iyo akhas" ee silanyo caayey faysal, waayo xildhiban siciid faysal isku dan iyo xisbi midna maaha. Isaguba (caliguray) faysal gar iyo gardaraba wuu kula socdaa.

kalshaalahan uu sheegayo dawladu maxay ku samaysay ? cali waa khaa,inul wadan kunjeer ka been abuurtay ciidanka qaranka. horuu u saaray dhiig aanay gelin markii la waydiiyey cadayna wuu xanaaqay. bal videogan ila daawada xitaa wuxu garan kari waayey mabaadiida xisbigiisa mikirifoonkuu ku laaday inankii waraysanayey.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Cali Guray run sheeg weeye

Post by theyuusuf143 »

Ninbaa laga hayaa anoo awalba xanuunsayaa rina igu sii joogsatay. taageerayaasha jabhada taagta daran ee kastuumo ee awalba iska bukaan socodka ahaa intii faataabakhda cali Ebola uga dartay waxan xasuusinayaa . adeer Xamarba 6dii xildjibaan ee fidiraalka idiin joogay 3baa la toogtay macaal kii saado cali lagu bedelaa la dhaawacay. cali bile laftiisii ku cataabay inuu dawlada maraykanka dardaaran u gudbiyey lacala hadii damul jadiid disho kkkk. Hargeisa layskuma dilo laakiin wax character assassination. la yidhaahdaa ka socota iyo siyaasad Af ku xoog ah. Dee nin walba af waa ku yaalaa haduu wax iska celinayo. wax isaaq la yidhaahdaana ma jiro ee dalku waa xabadaa pizzada ah ee ninba dacal leeyahay Anigu dhoqoshay baan Somalilander ku ahay xirsina qoryaale. Cali gurayna Naaso hablood adna madareemin iyo saaxdheer. kaa yarna Xudun. Thats is the reality.
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Cali Guray run sheeg weeye

Post by PrinceNugaalHawd »

You mad :lol: :lol: :lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Cali Guray run sheeg weeye

Post by theyuusuf143 »

Nin kaa afweyn oo oday ciyaal suuqi caayaad leedahay damiirka laydinka qaad sidii la kufsaday. Horjoogaha kastuumo isagoo nool buu maraykanka u dardarmay meeshuu yidhi waa laygu dilayaana wuu joogaa kkk Haday cidi bilaa damiir tahay kaas iyo kuwii ka horeeyey ee aakhiro loo diraa Lo,o kawaanka saarana. Waxay xamar ka yihiina ma jirto haday si kasta mudulood Muufada ula cunaan.
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Cali Guray run sheeg weeye

Post by PrinceNugaalHawd »

The Idoor was telling the truth he said get out of our business and talk about when your people were under attack by SL!! and that bothers you! cause you know he is telling the truth, you want the world to think like your Habar was fighting alone!..N secondly he said I think Khaatumo and the one who stands up to US IDOORs have more respect cause they act like men,you running around with kaastumo this that, Meel Faariiso.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”