waagaas qabyaalad ma jirin jirin
Ninka bidixda wuxoo iila egyahay allaha u naxariistee former pm cabdirizaaq xaaji oo markaas UN-ka fadhiyay
Jeele sida uu ku sheegay wareysi asaga iyo sadex kale oo inqilaabka ka qayb qaatey la yeelatey VOA, inuu asagu isku xiray lixdii sarkaal ee inqilaabka la yimid iyo alaha u naxariistee siyaad barre
Jeele wuxoo u qaabilsanaa golaha kacaanka arimaha dibada siiba carabta madama uu masar wax ku bartey
Wuxuu ka ag dhawaa sacuudiga oo mid ka mid ah amiirada ay jaamacad iskala baxeen
Markii danbe waa la xiray, bilowgii 80skii mar uu asaga iyo kuwo kale ay ka hor imaadeen qabyaalada iyo kacaankoo wadada ka leexdey

Today

http://www.hiiraan.com/news/2015/May/wa ... -91685.htm