Page 1 of 1

who is this old politician?

Posted: Fri Jul 17, 2015 9:10 pm
by sahal80
waxuu u egyahay osman jeelle....waxaan u malaynaa markii uu khudbada somalia ka aqriyay united nationka 1974...waagaas kacaanka xoogaa institutional buu aha...hal sana ka hor khilaafaad baa ka dhexeeyay iyo qorshe af gambis kale ah oo uu alaha u naxariistee salaad gabayre watey

waagaas qabyaalad ma jirin jirin

Ninka bidixda wuxoo iila egyahay allaha u naxariistee former pm cabdirizaaq xaaji oo markaas UN-ka fadhiyay

Jeele sida uu ku sheegay wareysi asaga iyo sadex kale oo inqilaabka ka qayb qaatey la yeelatey VOA, inuu asagu isku xiray lixdii sarkaal ee inqilaabka la yimid iyo alaha u naxariistee siyaad barre

Jeele wuxoo u qaabilsanaa golaha kacaanka arimaha dibada siiba carabta madama uu masar wax ku bartey

Wuxuu ka ag dhawaa sacuudiga oo mid ka mid ah amiirada ay jaamacad iskala baxeen

Markii danbe waa la xiray, bilowgii 80skii mar uu asaga iyo kuwo kale ay ka hor imaadeen qabyaalada iyo kacaankoo wadada ka leexdey

Image

Today
Image


http://www.hiiraan.com/news/2015/May/wa ... -91685.htm

Re: who is this old politician?

Posted: Fri Jul 17, 2015 11:16 pm
by Jabuutawi
Niinka midigta fadhiiya waxaan u maleynayaa wa Cumar Carte but I leave that for his reerkiisa to answer that. I am not sure.

Source: Ismail "fck the Constitution, I am running (and win) again" Gelle

Re: who is this old politician?

Posted: Sat Jul 18, 2015 2:27 am
by GeoSeven
Sahal...

Front row on the right...our foreign minister at the time, Cumar Carte.
Front row middle...our Special Rep to the UN at the time, Ambassador Abdirahim Abby.

Cisman Jelle isn't there.

A bygone pleasant era.

Two Northerners safeguarding the interests of a united Somali nation :wow:

Re: who is this old politician?

Posted: Sat Jul 18, 2015 4:13 am
by sahal80
Jabuutawi wrote:Niinka midigta fadhiiya waxaan u maleynayaa wa Cumar Carte but I leave that for his reerkiisa to answer that. I am not sure.

Source: Ismail "fck the Constitution, I am running (and win) again" Gelle
is that cumar carte the most successful somali FM in history?

Just seen this pic of him

Thanks dabuutawi and Geo
Image

Re: who is this old politician?

Posted: Sat Jul 18, 2015 10:03 am
by theyuusuf143
Jabuutawi wrote:Niinka midigta fadhiiya waxaan u maleynayaa wa Cumar Carte but I leave that for his reerkiisa to answer that. I am not sure.

Source: Ismail "fck the Constitution, I am running (and win) again" Gelle
Yes that man at the corner is looks Omar arte, it seems the delegation leader is the guy sitting front.

lool Congratulations to geelle. you guys have no better alternative than Rick rose. sing "You da boss man ! " :dj: :up:

Re: who is this old politician?

Posted: Sat Jul 18, 2015 1:15 pm
by mahoka
Carte articulate, intelligent and wise beyond his years.

It is a great shame, he would've made somali republic's greatest president