Galmudug VIP prays ciid Prayer with People OF Cabduwaaq

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Galmudug VIP prays ciid Prayer with People OF Cabduwaaq

Post by THE_TRUTH1 »

Image
Dhagayso+Sawiro:Madaxweyne ku Xegeenka Galmudug oo Maanta salaada ciida ku tukaday Degmada cabduwaaq
Jul 17, 2015 - jawaab
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Galmudug VIP prays ciid Prayer with People OF Cabduwaaq

Post by THE_TRUTH1 »

Madaxweynaha Galmudug Oo Beri ku soo Wajahan Gaalkacyo
Image
Jul 18, 2015 - jawaab
Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug Cabdikariin Xusen Guuleed ayaa Maalinta Berito ah ku soo Wajahan Magalada Gaalkacyo halkasi oo caawa ay socoto qaban qaabo xoogan oo lagu soo dhaweynaayo Madaxweynaha Galmudug
http://saadaalnews.net/?p=70413 Page 1 of 5
Madaxweynaha Galmudug Oo Beri ku soo Wajahan Gaalkacyo | Saadaal Media 2015-07-18, 6:15 PM
Madaxweynaha ayaa la filayaa In safar dhinac Lugta ah uu ku soo Gaaaro Magalada Gaalkacyo isagoona soo Mari doona Dagmooyinka ku teedsan Laamiga sida Galinsoor iyo Bandiirley halkaasi oo madaxweynaha la filayo in uu kula hadlo shacabka ku sugan dagmooyinkasi
Soo Dhaweynta Madaxweynaha ayaa ka duwnan Doonto qaabkii loo soo dhaweyn jiray Madaxdii hore ee Galmudug maadama shacabka ay aad ugu faraxsan yihiin in socdaalki ugu horeyay uu yimaado gaalkacyo tan iyo markii loo doortay Hogaanka Galmudug
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la filayaa in kulmo xog wareysi ah uu la qaato madaxda Gobolka iyo qeybaha bulshada Gaalkacyo kuwasi oo u kala hadli doono la shaqeynta maamulka iyo la tashiga Magacabista Golaha Wasiirada isagona la filayo in mudda 1 cisha ah uu jogo magalada gaalkacyo islmarkana dib ugu laabto magalada cadaado
MJ360
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 332
Joined: Sun Jun 30, 2013 10:15 am
Location: Negate the "Somali" out of Mogadishu's government

Re: Galmudug VIP prays ciid Prayer with People OF Cabduwaaq

Post by MJ360 »

He'll discover the nus in Galnusmudug at Baraxley. Nothing to see but few dozen dwellings, that is it sir, but what about the rest of Galkayo? That good sir, is President Abdiwali domain. Whole of Mudug my nuts.

:russ:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Galmudug VIP prays ciid Prayer with People OF Cabduwaaq

Post by TheblueNwhite »

Calaacal badnaa kuwan.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Galmudug VIP prays ciid Prayer with People OF Cabduwaaq

Post by THE_TRUTH1 »

XOG: Guuleed & Axmed Madobe oo markii ugu horeysay is arkaya

Image
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi la filayo iney kulamo gaar gaar ah ku yeeshaan madaxweynaha Galmudug iyo madaxweynaha Jubba oo uu wehliyo ra’iisul wasaaraha dalka.

Maanta waxaa magaalada Gaalkacyo gaaray Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Cumar C.rashiid Cali oo kasoo tagay magaalada Garowe.

Qorshaha tagitaanka wafdiga ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee Gaalkacyo ayaa la sheegayaa iney tahay la kulanka madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Sidoo kale wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Galmudug ayaa la qorsheynaya iney tagaan magaalada Gaalkacyo si ay kulanka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya kaga qeyb galaan.

Ilo xog ogaal ah ayaan kasoo xiganay in qorshaha uu yahay in labada masuul ay kulan ku yeeshaan magaalada Gaalkacyo si Galmudug loogu gudbiyo natiijada kulamadii ka dhacay magaalada Garowe.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa wado qorshe lagu dhameynayo xiisada dhanka dastuurka ee u dhaxeysa maamulada Puntland iy
MJ360
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 332
Joined: Sun Jun 30, 2013 10:15 am
Location: Negate the "Somali" out of Mogadishu's government

Re: Galmudug VIP prays ciid Prayer with People OF Cabduwaaq

Post by MJ360 »

A meeting between Galnusmudug airhead and Jubbaland President, and just one article and a photo-shop to show for. Sir you've bamboozled us aright.

:russ:

VP Camay saying very well to the President at Garowe Airport off to Kismaayo:

Image

Image

Image

http://jubbalandi.com/madaxweyne-axmed- ... -kismaayo/
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”