AU, Somali troops seize key rebel stronghold
MOGADISHU (HOL) ----An alliance of Somali troops and African Union forces have overrun a key rebel stronghold in southwestern Somalia Wednesday, in a new setback for the Al-Qaeda linked group which faces multi-pronged offensive across Somalia.
Military officials said the allied forces took full control of Bardhere, one of the last key Al-Shabab stronghold as well as a major taxation revenue source after days of gradual advances which saw troops seized strings of towns from militants on their way to the town.
“Bardhere was fully liberated and residents are now rejoice life after the brutal terrorists,” Ahmed Mohamed, a senior Somali military official told HOL by phone from Bardhere.
Bardhere lies on a major road that links both Gedo and Bay regions and the town has served as a launching pad for the group’s attacks inside the neighboring Kenya.
AlShabab has’nt so far commented on the loss of Bardhere which has been under its control for the last seven days.
AlShabab which lost territory to the allied AU and Somali forces for the past few years still controls few towns, mostly in south.
Thousands of residents fled the town for the past few days in anticipation of a fighting as humanitarian agencies warned a new humanitarian situation if fighting for the town’s control has dragged on.
Security experts say that the new military operation led by AU forces is seen as a response to the al-Shabab’s recent deadly attack on an African Union military base in which dozens of soldiers were killed. The fighters have also looted the base.
Bardhere, an important agricultural town in southwestern Somalia was one of the few remaining sources of income under Al-Shabab control where they taxed the town’s bulky agricultural productions.
AU, Somali troops seize key rebel stronghold
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: AU, Somali troops seize key rebel stronghold
Abaanduulaha ciidanka oo bogaadiyay guulaha ciidamada ay gaareen “Dhageyso”

Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay kaabiga ku hayaan degmooyinka Diinsoor iyo Baardheere, isla markaana ay ciidamadu la wareegeen deegaannada Banaad, bargo, Iidaale iyo Raamo Cadeey, isagoo xusay in saacadaha soo socda ay ciidamadu la wareegi doonaan deegaanno hor leh.
Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in ciidanku ay guulo weyn soo hooyeen, isla markaana uu ugu hambalyaynayo guulaha ay ciidamadu ka gaareen howlgallada ay ka wadaan gobollada dalka qaarkood.

Col cabaas waa aan filaa
- barbarossa
- SomaliNet Super
- Posts: 5561
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: AU, Somali troops seize key rebel stronghold
Baardheere delivered! Is not ironic that the holiest of Somali towns is at last liberated by an alliance of infidels?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: AU, Somali troops seize key rebel stronghold
Well done Baardheere ee gobolka Gedo. liberated without fight the city is rich with resource much need help for Gedo Admin
Positive news for all Somalians , Alshabaab on the run

Positive news for all Somalians , Alshabaab on the run

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: AU, Somali troops seize key rebel stronghold
DEG DEG: Ciidanka Dawlada Somalia Iyo AMISOM oo La Wareegay Degmada Aadan Yabaal Ee Gobolka Shabeelada Dhexe

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya Kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadda Aadan yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wariyaha Somaliupdate.com ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in ciidamadda huwanta ay hadda gacanta ku hayaan degmaddaasi.
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa la xaqiijiyay in degmada ay isaga baxaan xilli hore oo maanta ah ka hor inta ciidamadu soo gaarin degmada.
Wararkii ugu dambeeyay ee halkaasi aynu ka heleeno ayaa sheegaya in ciidamadda AMISOM iyo Kuwa Dowlada ay wadaan baaritaano lagu xaqiijinaayo Amaanka guud ee degmadda.
Ciidamadda dowlada Somalia oo cawimaad ka helaya AMISOM ayaa wada howlgalo ay kula wareegayaan deegaanadda ay maamulaan kooxda Al-Shabaab.
Wixii Faahfaahin Dheeraad ah halkan kala soco:
No Comments yet...
Print Send to your friend

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya Kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadda Aadan yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wariyaha Somaliupdate.com ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in ciidamadda huwanta ay hadda gacanta ku hayaan degmaddaasi.
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa la xaqiijiyay in degmada ay isaga baxaan xilli hore oo maanta ah ka hor inta ciidamadu soo gaarin degmada.
Wararkii ugu dambeeyay ee halkaasi aynu ka heleeno ayaa sheegaya in ciidamadda AMISOM iyo Kuwa Dowlada ay wadaan baaritaano lagu xaqiijinaayo Amaanka guud ee degmadda.
Ciidamadda dowlada Somalia oo cawimaad ka helaya AMISOM ayaa wada howlgalo ay kula wareegayaan deegaanadda ay maamulaan kooxda Al-Shabaab.
Wixii Faahfaahin Dheeraad ah halkan kala soco:
No Comments yet...
Print Send to your friend
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: AU, Somali troops seize key rebel stronghold
Somalia, AU Forces Seize Second Strategic Town of Diinsoor from Al-Shabaab

Somalia National Army backed by the Ethiopian Contingent of the African Union Forces (AMISOM) on Thursday seized Diinsoor town of Baay region from Al-Shabaab militant group.
"The security forces safely entered the town. There was no any resistance from Al-Shabaab." Colonel Nur Barre of Somalia Army told Somaliupdate.com on the phone.
"The terrorist group fled, but our forces are clearing the town from the remnants of the group." he added.
Diinsoor is the second strategic town in the southern Somalia liberated from Al-Shabaab within the past 24 hours. The joint forces captured Bardere town in Gedo on Wednesday.
According to local sources, most of the town's residents fled before the joint forces reached the town for the fear of the possible fight in the town.
But authorities pledged they will first secure the town and that they will call civilians to return to their homes.
Al-Shabaab spokesperson confirmed their fighters left the town.

Wararkii ugu dambeeyay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka socda Hiiraan iyo Galgaduud
by A M | Thursday, Jul 23, 2015 | 4051 views

July 23 (Jowhar)— Cutubyo ka socda Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud, iyadoo ciidamadan oo wehliya kuwa dowladda ay duulaan ku yihiin deegaanada Al-Shabaab kaga sugan yihiin gobolkaas.
Sida ay sheegayaan wararka ciidamo fara badan ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray degmooyinka Dhuusa Mareeb iyo Guriceel, kuwaasoo qorshahooda yahay inay weerar ku qaadaan bariga Gobolka Galgaduud oo ay Al-Shabaab meelo badan ka maamulaan.
Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidamada oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ay fariisimo ka kala sameysteen labo xero oo ku kala taala Dhuusa Mareeb iyo Guriceel.
Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamadan ay shalay oo dhan soo qul qulayeen, isla markaana ay wataan taangiyo iyo madaafiicda goobta.
Dhinaca kale Ciidamada huwanta ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada gobolka Hiiraan, waxaana shalay la wareegeen deegaanka Moqokori oo ka mid ahaa deegaanada ay ku xooganaayeen Al-Shabaab.
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in sanadkan inta aanu dhamaan ay Al-Shabaab ka saari doonto dhamaan meelaha ay kaga sugan yihiin, si sanadka 2016 ay doorasho dalka uga dhacdo.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 275 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 275 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 0 Replies
- 307 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 272 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 285 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 293 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 560 Views
-
Last post by knet
-
- 2 Replies
- 579 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 4 Replies
- 586 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 0 Replies
- 287 Views
-
Last post by newsbot