Page 1 of 2

Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 10:32 am
by gobdoon
Ilaa iyo markii ay dawladii dhexe ee wadanka ka jirtay burburtay shicibkeenana uu qof walba qabiilkiisa hoosta ka galay maxa kuu iftiimay oo aad ka nuxursatay , wa hal muhiim ah in qabiil uusan shaqyn Karin , balse aynu u baahanahay bulsho sharcigu kala hago oo nidaamka iyo kala damaynta lagu kala hago oo xaqa loo hiiliyo , qof walbana dadnimadiisa iyo tacliintiisa lagu qiimeeyo , shuruucda wadankana loo wada hogaansamo , oo wadan wa shicibkiisa aynu dhisno oo ka shaqayno wadan aynu ku faano kaas oo muwaadinkana xuquuqdiisa iyo dar yeelkiisa kafaalo qaada , hadad eegto qabiilada isleh anaga somaliya uGu tun weyn qabiil aan dhexdiisa dagal , xurgufo iyo is qaqabsi ka Jiri geyiga kama jiro Hawiya dhexdiisa is laayay oo khilaaf malin walba sidoo kalena waxad oran karta Darood iyo Isaaq , oo xata hoos u sii deg deg , marka waxn uga gol leeyahay qabyaaladau wax dhamanaya ma aha ila ay gaarto adiga iyo walalka ee yaynan waqtigeena ku dhumin ee wax kale iyo nidaamyo kale aan raadino , yacni qabiil aan dhexdiisa isku kacsanayn geyiga kama jiro, maxay adiga kula tahay waxan huba in dad badan lasoo shir tegayan ama ku andacoonayan qabiilkaygu wa berfegte oo wax ka xumi ma jiran.

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 1:47 pm
by cabdibile
walal, afkaaga caano lagu qabay.

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 2:00 pm
by sahal80
Well said!

Aniga waxaan ka bartey siyaasada carabta in wax la wada wadaago sida dhaqaalaha, marjiciyada, horumarka oo hal qolo bas helin

Wadamada carabta nimanka ugaasyada waxeey lee yihiin diyaarado, qasriyaal...nimanka diinta sidoo kale...ganacsatada, intaas waxaa lago soo jiidanaya qabiilada kale waayoo waa ragii aamusin lahaa

Qolo waxay heesataa xukunka, qolo dhaqaalaha, qolo diinta

Burburko wuxoo yimaadaa marka hal qolo qabsato all these sectors

Arintaan waxee ka dhacdey syria...waagii aabihiis waa lakala soocnaa dhaqaalaha iyo diintana waxaa heestey sunniga

Markoo wiilko qabsadey waxaa suuqii qabsadey calawiyiintii oo awal askar ahaan jiray!

Waxaa ka cay ganacsatadii suniyiinta!

Waxey soo galiyeen iran iyo hizpullah, waxaa dhashey ururo sunni ah oo ku lid ah!

Somalida ma fahmi karaan in wax la wada wadaago

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 2:00 pm
by sahal80
dp

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 2:45 pm
by jalaaludin5
The OP is the most hilarious qabiilist in this place. He cry the loudest but you can hear between the sobs, his hateful nature iyo ciil iyo calaacal. Marku meel u waayo (ciilka iyo calaacalka) bu soomaalinimo iyo qabyaaladu wey xuntey iyo sheeko yar oo caanteyn ah la yimaada. :pac:
-
-
-

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 3:00 pm
by gobdoon
If i dont share of your illusion that a nation called somaliland should exist , does that make me qabiilst , you keep on dreaming , what about isaaq people who beleive somaliweyn , what do you call them , traitors?.

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 3:41 pm
by mahoka
gobdoon wrote:If i dont share of your illusion that a nation called somaliland should exist , does that make me qabiilst , you keep on dreaming , what about isaaq people who beleive somaliweyn , what do you call them , traitors?.
Yes and yes

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 3:42 pm
by mahoka
Qabiilsm is what we need

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 3:48 pm
by Kornel
If qabilism was a succesfull system it would have worked by now.

Instead the Somali republic is dead and we are refered to as somali regions by bewildered bystanders.

But Somalinet has no reflection of reality in somali filled with foolish failures and cuqdad ridden kids.

Being in Somalia has convinced me there is still alot of hope remaining yet

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 3:50 pm
by TheCadaanGuy
mahoka wrote:Qabiilsm is what we need
Why do we need tribalism?

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 4:01 pm
by RoobleAlWaliid
waa sheeko aad u xigmad badan sxb.

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 4:05 pm
by cheifaqilbari
:clap: :clap: Different between qabiil and qabyaalad . Asc all salute the chief aqil , new here :D .

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 4:07 pm
by mahoka
TheCadaanGuy wrote:
mahoka wrote:Qabiilsm is what we need
Why do we need tribalism?
It is fun

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 4:10 pm
by gobdoon
Yet all of you here in snet who feed us bullshit and nuisance everyday , live in the west living on welfair where there is law and order where no one can prejeduce against you , pleASE STOP the bullshit and dont poison the mind of those still at home.

Re: Wasting our time on Qabyaalad

Posted: Thu Jul 23, 2015 4:14 pm
by AgentOfChaos
gobdoon wrote:Yet all of you here in snet who feed us bullshit and nuisance everyday , live in the west living on welfair where there is law and order where no one can prejeduce against you , pleASE STOP the bullshit and dont poison the mind of those still at home.
May be those people you're talking about never looked at themselves in the mirror.