SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by THE_TRUTH1 »

General C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Wasaaradda Gaahaandhiga Somaliya, ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Dowladda Somaliya iyo Amisom, ay saakay la wareegen gacan ku haynta Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.
Universal TV 251,584 likes


Image


http://universalsomalitv.net/topics/new ... a-diinsoor Page 1 of 3
Universal TV - Wasiir Diini oo sheegay in Ciidamada Huwanta ay saakay la wareegen Degmada Diinsoor 2015-07-24, 12:35 PM

Dagaal-yahanada Al Shabaab, ayaa isaga baxay Degmadaasi, iyadoo aanu ka dhicin wax dagaal ah, taa oo sahashay in Ciidamada Isbahaysigu ay la

wareegan gacan ku haynteeda.Wasiirka Gaashaandhiga, ayaa waxa uu tilmaamay in qabashada Degmada Diinsoor ay daba socoto qorshihii maalin ka hor Al Shabaab loogala wareegay Maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Wasiirka waxa uu hoosta ka xariiqay in uu sii socon doono gulufka militari ee ku foorara dhulka ay ka arrimiso Al Shabaab, si dhulkaasi loo gaarsiiyo

Maamulka Dowladnimo.General Diini, ayaa xusay in dhulka laga saaraayo Al Shabaab laga hirgelin doono Maamulo, kuwaa oo ku imaan doono buu yiri

rabitaanka dadka deegaanka, wuxuuna meesha ka saaray in Dowladdu soo magacaabi doonto Maamuladaasi.

Saraakiisha Militariga Somaliya ee ku sugan Gobolada Baay iyo Gedo, ayaa sheegay inay u jiheysan doonaan Degmooyinka Gobolka Jubbada Dhexe, iyadoo markaasi laga saaraayo Ururka Al Shabaab oo ka arrimiya.

User avatar
RoobleAlWaliid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2708
Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by RoobleAlWaliid »

Let the party begin, brethren.

Image
User avatar
jalaaludin5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8832
Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by jalaaludin5 »

Image
User avatar
Bandit
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2653
Joined: Fri Dec 19, 2014 12:00 am

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by Bandit »

^^ :deadrose:
User avatar
RoobleAlWaliid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2708
Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by RoobleAlWaliid »

Image
User avatar
Bandit
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2653
Joined: Fri Dec 19, 2014 12:00 am

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by Bandit »

RoobleAlWaliid wrote:Image
:pac:
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by Rambie »

RoobleAlWaliid wrote:Image
:deadrose:
User avatar
Halmog
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by Halmog »

RoobleAlWaliid wrote:Image
:lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by theyuusuf143 »

Rambie wrote:
RoobleAlWaliid wrote:Image
:deadrose:
creative lool.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by THE_TRUTH1 »

theyuusuf143 wrote:
Rambie wrote:
RoobleAlWaliid wrote:Image
:deadrose:
creative lool.
Image
Alshaabaab on the Run is good for Mogadishu security . SFG needs to keep the pressure up againts alshabaab and get Amisom committeed :stylin:


as security improves and alshabaab defeated life is returning to normal in South Somalia , latest ambbassardor to presented credentials is

Image
UK Ambassador to #Somalia @HarrietLMathews today presented credentials to President Hassan Sheikh @TheVillaSomalia :som: :up: :lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by theyuusuf143 »

Actually alshabaab bombs may increase beyond Somalia let alone xamar. alshabaab are less aggressive when they are acting as an state. the more they loose control the more aggressive they get.
User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3555
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by TheGrumpyGeeljire »

jalaaludin5 wrote:Image
:deadrose:
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: SFG Troops are Heading to Jubbada Dhexe from all direction checkmate

Post by mahoka »

jalaaludin5 wrote:Image
:russ: :dead: :dead: :wtf:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”