
Gen indhacade oo maanta waraysi siiyey mid ka mid ah idaacadaha muqdisho ayaa sheegay in uu soo afjarmay xiligii dowlada soomaaliya madaxa u salaaxi jirtay Gaas iyo Madoobe wixii hada ka danbeeyana laga aqbali doonin dowlada in ay madaxa u sii salaaxdo, isagoo ku goodiyey in uu talaabo military ka qaadi doono labadaas shaqsi




