B. R. R. A/C wabacdu, reer Hiiraan wixii dhaqaale iyo mashruuc ah oo wadanka soo gala Baladwayne iyo Jowhar hala geeyaa la yidhaahdaa, Wax sir ah maaha qofwalba waa ogyahay allaha idiin daaweeyo.
Waxaa haddaba cusub in hadda qandaraas cusub dowladdu la soo gashay dowladda Masar ku saabsan beeraha, Xoolaha iyo weliba Kalluumaysiga, maxuma in heshiis hore u marineed aan la galno walaalaheen mMasar, waxaanse kan uu uga duwan yahay kuwii Iraqsoma, Libsoma iyo Somalfruit, waxaan xog ku helay in dowladda Masar ay iibsan doonto 900 oo hekrar oo dhulbeeraad ah, dhulkaasna ay iyadu yeelandoonto, shaqaalaheedana ay ka keensan doonto dalkeeda.
Sida qofkii xogogaal ahi uu la socday in Libsoma, Iraqsoma iyo somalifruit dhulka aan laga iibin ee laga kiraynjiray, isla markaana shaqaalaha ay dhammaan ahaan jireen Soomaali oo keli ah, miraha ka soo go'ana ay dalkooda u qaadan jireen.
Haddaba waxaan marqaati ka ahayn walaalo muslim ah oo kala ah Xawaadle iyo Dir ku dagaalamaya, dhul beereed si loo xaliyana la garan la'yahay; Waxaan ka digayaa waalaalo muslim oo ina adeer ah oo Xawaadle, Dir, Geeljecel (soomaalida degta Hiiraan oo idil iyo Masaari baa dagaal dhel beeraad ah ka dhexeeyaa. Waaya aragnimaad taa u leenahay Liibiya ayey taa mid la mid ah ka dhacday oo hadda ka taagan tahay.
HA U DAYMO LA'AAN QORAALKANA HA SHARAYSAN.
aLLAHU ACLAM.
Xawaadle soo gala
Moderator: Moderators
Re: Xawaadle soo gala
Horta niyahow sidii caamadii maxaa ugu hadashaa?
Hiiraan waa maamul ay u dhanyihiin beelaha hiiraan, hal qabiilna malaha marka hadii aad ka hadleysid afaaro maamul ha soo galin qabiil
Hadii aad ka hadleysid wax beesha dhexe khusaysa gartey
Sheekada cuqdada ah meesha kala bax sxb, wax qandaraas ah oo dawlada na siisay ma jiraan. Cabdi fataax sanadkii sadex jeer ayuu masar tagaa guri ayuuna ka gatay, xaaskiisaana u dagan, dawlada masarna xiriir buu laleeyahay safaaradaha carabtana wuu kula kulmaa maadama uu carabiga ku hadlo oo ciyaalkii saxwada yahay
Nairobi wuxuu kula kulmaa NGOyada iyo safaarada maraykanka, USAID baa waagii hore oo uu meesha qabsadey dhowr boqol oo kun siisay
Wax uu asaga keensado maahane wax dawladu keento ma jirto
Adinkuba waad keensan kartaan yaa gacmaha idin heesta?
Anaga dhul beeraad wayn baan leenahay ee 5km oo labo jufo oo yar isku haysato marmarsiyo haka dhigan!
Waa kan asagoo labo usbuuc ka hor joogay masar
http://www.booramaonline.com/2015/07/19 ... maaliyeed/

if you got issue with "culusow" anaga maa nagu soo jeedsanee kkk
Horta cabdifatax ma taqaanide baro; ninkaan waa safiirkii muqaawamada liibaya u fadhiyay masarna wuu imaan jiray waayo waxaa isku xirnaa masar, eritrea iyo libeya
Lacagta asagaa soo diri jiray, eritrea waxay hubka ku diri jirtay indhacade
Wuxuu ahaa garabka shiikh sharif-ala sheekh-
Heshiiskii kadib ayuu lacagtii gaddafi hiiraan la soo galay saas ayuuna ku qabsadey
http://allafrica.com/stories/201412030411.html
http://www.hiiraannet.com/shabelle-vall ... ki-harare/
Halkaan ka aqriso inuu joogay masar.. wafdigaan waa la socdeen ee xamar buu ku hakaday shirkii HLPF dartiis waana isa soo raaceen
Dawlad kulahaa kkkkk
http://mogadishucenter.com/blog/2015/08 ... %86%D8%A9/

Sxb, your's both feedback are the same vission, and 20 percent of my thread. I don't think you're the only Xawadle in this forum, so that, i see forward for some one else who unerstand the concept and make better feedback then your's.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1340 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 103 Replies
- 6895 Views
-
Last post by Young_Activist
-
- 2 Replies
- 585 Views
-
Last post by Murax
-
- 11 Replies
- 1302 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 64 Replies
- 5861 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 0 Replies
- 461 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 9 Replies
- 674 Views
-
Last post by AirBitaale
-
- 15 Replies
- 645 Views
-
Last post by The_Emperior5