Xawaadle soo gala
Posted: Mon Aug 03, 2015 4:51 am
B. R. R. A/C wabacdu, reer Hiiraan wixii dhaqaale iyo mashruuc ah oo wadanka soo gala Baladwayne iyo Jowhar hala geeyaa la yidhaahdaa, Wax sir ah maaha qofwalba waa ogyahay allaha idiin daaweeyo.
Waxaa haddaba cusub in hadda qandaraas cusub dowladdu la soo gashay dowladda Masar ku saabsan beeraha, Xoolaha iyo weliba Kalluumaysiga, maxuma in heshiis hore u marineed aan la galno walaalaheen mMasar, waxaanse kan uu uga duwan yahay kuwii Iraqsoma, Libsoma iyo Somalfruit, waxaan xog ku helay in dowladda Masar ay iibsan doonto 900 oo hekrar oo dhulbeeraad ah, dhulkaasna ay iyadu yeelandoonto, shaqaalaheedana ay ka keensan doonto dalkeeda.
Sida qofkii xogogaal ahi uu la socday in Libsoma, Iraqsoma iyo somalifruit dhulka aan laga iibin ee laga kiraynjiray, isla markaana shaqaalaha ay dhammaan ahaan jireen Soomaali oo keli ah, miraha ka soo go'ana ay dalkooda u qaadan jireen.
Haddaba waxaan marqaati ka ahayn walaalo muslim ah oo kala ah Xawaadle iyo Dir ku dagaalamaya, dhul beereed si loo xaliyana la garan la'yahay; Waxaan ka digayaa waalaalo muslim oo ina adeer ah oo Xawaadle, Dir, Geeljecel (soomaalida degta Hiiraan oo idil iyo Masaari baa dagaal dhel beeraad ah ka dhexeeyaa. Waaya aragnimaad taa u leenahay Liibiya ayey taa mid la mid ah ka dhacday oo hadda ka taagan tahay.
HA U DAYMO LA'AAN QORAALKANA HA SHARAYSAN.
aLLAHU ACLAM.