Reer Hiiraan dufanka iyo mashaariicda aad rabtaan qalqaalsada, qaarkood Puntiland iyo jubbaland baaba idinn hirgelinkara, sida isbitaalka umulaha iyo iskuul laakiin ogaada DHULKAYAGU IIBMAAHA ( NOT FOR SALE ) Alfalaaxiyiin iyo xaasaskoodana Masar lagama keeni karo: NIN KUU DIGAY KUMA DILIN.
Hadii kale balaq yar inta laguu tuuro, hadhow gobolka iyo dhulbeeraadka halaydinkala wareego inta laydiinkaga xoogbato.
XOOLOYOHOW IIMAANKA SAFARSADAY.
