Since snet has become so serious zina menace and birjeex
Saturday night mirqaan trek all the way to QP got fresh miira saw cabdi good imika waxa ku tuurtay shaah double apple youtube on tv no kids waa salaam kuli afaan
What song come on caashaqa maa baran weli caawa waa mirqaanka igu weyna
Re: Snet Saturday Night Mirqaan
Posted: Sat Aug 08, 2015 6:23 pm
by MujahidAishah
Dont forget to clean the oven clean under fridge iron clothes then pass out at 8am
Re: Snet Saturday Night Mirqaan
Posted: Sat Aug 08, 2015 6:27 pm
by Hyperactive
Inna abti, wadad so taad noqotay?
Re: Snet Saturday Night Mirqaan
Posted: Sat Aug 08, 2015 6:30 pm
by MujahidAishah
Shaydaanka ii hela
dont worry nebi aman baan ku tuuranaya iyo suradii leyga rebay baan xifdiyeya
Re: Snet Saturday Night Mirqaan
Posted: Sat Aug 08, 2015 6:37 pm
by MujahidAishah
Shaydaanka waa wax abahii wasii hyper inabtigey i was reading al muddathir with the quran pen i had Saad Al Ghamdi then hayeey sheydaanka yidhi sideey timoweynka quraanka mirqaan ku xafiidh ii soo duceey walalkay gacalow
Re: Snet Saturday Night Mirqaan
Posted: Sat Aug 08, 2015 6:50 pm
by Hyperactive
Allaho khair o idil ko seeyo ina abti.
please if you dont want to answer , dont answer. are you joking about mirqaan or you are serious inaad marqaan santahay.
Re: Snet Saturday Night Mirqaan
Posted: Sat Aug 08, 2015 6:59 pm
by COOL-MAN
She is joking hyper. Don't take ayisho murqaan serious
Re: Snet Saturday Night Mirqaan
Posted: Sat Aug 08, 2015 7:02 pm
by Hyperactive
alhamdullilah. kitaab ki duada jeebka kala so bahay.loool
Re: Snet Saturday Night Mirqaan
Posted: Sat Aug 08, 2015 7:04 pm
by COOL-MAN
Re: Snet Saturday Night Mirqaan
Posted: Sat Aug 08, 2015 7:36 pm
by MujahidAishah
Coolman waa xasiid
Inabti heesta baan ku mirqaamay uun
Re: Snet Saturday Night Mirqaan
Posted: Sat Aug 08, 2015 7:38 pm
by Hyperactive
inabti, Allaho ka madoobey hees iyo music. o quraanka and khair ka naftaada ha ku raaheysato.