BREAKING NEWS GEDO Gevornor and other Marexaan leaders arrested by Ethiopia for Jubbaland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

BREAKING NEWS GEDO Gevornor and other Marexaan leaders arrested by Ethiopia for Jubbaland

Post by THE_TRUTH1 »

BREAKING NEWS GEDO Gevornor and other Marexaan leaders arrested by Ethiopia for Jubbaland
Image
WAR DEG DEG AH: Gudoomiyihi iyo Saraakiishi Gobolka Gedo Oo Doolow Dowladda Itoobiya Ku Xirtay Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo.
Aug 11, 2015 - 4 Jawaabood
Wararka iminka naga soo gaaraya degmada Doolow Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyii Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil iyo Saraakiishi gobolkaas ay dowladda Itoobiya ku xirtay Doolow Itoobiya.
Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in saraakiisha Ciidamada Dowladda Itoobiya ay amreen xariga Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil iyo Saraakiishi gobolkaas. Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil iyo Saraakiishi gobolkaas ayaa waxa ay Doolow u tageen shir ay soo qaban qaabisay Dowladda Itoobiya kaas oo ahaa markiisi horeba mid shirqool ah.
Dhinaca kale waxaa jira warar sheegaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan ay ka biloowdeen degmooyinka Baardheere, Garbahaarey Iyo Buurduubo waxaana laga cabsi qabaa in degmooyinkaas uu ka qarxo saacadaha soo socda dagaal u dhexeeya Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya dadka deegaanka iyo Ciidamada Itoobiya.Isku soo wada duuboo xariga Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil iyo Saraakiishi gobolkaas ayaa ilaa hadda waxaan ka hadlin ama wax war ah kasoo saarin Dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud oo la tuhunsan yahay inay lug ku leedahay xariga Madaxda iyo saraakiisha Gedo .
User avatar
gedo_gurl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9333
Joined: Sun Sep 14, 2003 7:00 pm
Location: Habartaa Buufkeed....!
Contact:

Re: BREAKING NEWS GEDO Gevornor and other Marexaan leaders arrested by Ethiopia for Jubbaland

Post by gedo_gurl »

Dolow is in GEDO not Ethiopia!!!!! No wonder they can get away with these illegal detentions, Somalis don't even know the extent of their own border! He is under house arrest in Somalia....he has been detained for 5 days by Ethiopians. No word from Madobe or Hassan Sheikh. Disgraces, the both of them.
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: BREAKING NEWS GEDO Gevornor and other Marexaan leaders arrested by Ethiopia for Jubbaland

Post by Rambie »

What's the point of mentioning their
clans in the title? Yours are not in a better position.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”