SL Supreme Court says Elections to be held on March 2017

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

ramzy2277
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2253
Joined: Sat Aug 17, 2002 7:00 pm
Location: from

SL Supreme Court says Elections to be held on March 2017

Post by ramzy2277 »

Hargaysa(HWN)Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa saaka laashay go’aankii ay ku heshiiyeen xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee ku saabsanaa xiliga doorashadu dhacayso.

Maxkamada ayaa meel marisay go’aankii ay hore usoo saareen golaha guurtida Somaliland ee ay xisbiyada mucaaradkuna diidanaayeen .

Lama oga inay xisbiyada mucaaradka Somaliland go’aankan ka soo horjeedsan doonaan iyo inay aqbali doonaan.



Go’aankan maxkamadu maanta soo saartay ayaa ka dambeeyay kadib markii uu madaxwaynaha Somaliland ugudbiyay maxkamada sare codsi fasiraad qaraarkii dastuuriga ahaa ee golaha guurtidu soosaareen iyo soo jeedintii sadexda Xisbi.

Wixiii warar ah ee ka Soo kordha kala soco Wararkayaga Dambe.
- See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id ... jpJnH.dpuf



Source:
http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=162108
ramzy2277
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2253
Joined: Sat Aug 17, 2002 7:00 pm
Location: from

Re: SL Supreme Court says Elections to be held on March 2017

Post by ramzy2277 »

lool
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: SL Supreme Court says Elections to be held on March 2017

Post by theyuusuf143 »

They will accept it any way. this "kordhis" "isxanbaar" and "diiwaan gelin" should never ever be repeated again. intaa hadii ilaahay u calfo odaygu hayska tago isagoo sharafleh.
User avatar
AGENT447
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1685
Joined: Mon Mar 31, 2014 11:36 pm

Re: SL Supreme Court says Elections to be held on March 2017

Post by AGENT447 »

theyuusuf143 wrote:They will accept it any way. this "kordhis" "isxanbaar" and "diiwaan gelin" should never ever be repeated again. intaa hadii ilaahay u calfo odaygu hayska tago isagoo sharafleh.
I think its only fair and quite a save option for the current gov to get this extended time. Its a bit unrealistic to expect an election now, and even if it did, madaxaa la isla gali lahaa because no1 would be happy with the outcome. Therefore, come 2017 Adeero would be more than happy to hand over the reign markaa cidii ilaahay wax uga qoray mesha haka qaado.

You reckon Kulmiye, minus Silanyo will win next election, assuming either Muse Bihi, I doubt, Bihi Yonis and even funnily enough Ahmed Samatar or Abdiaziz Samale on the helm will have a chance? I really dont see how Jamal A Hussein or Abdirahman Ciro can compete with these guys!
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: SL Supreme Court says Elections to be held on March 2017

Post by theyuusuf143 »

AGENT447 wrote:
theyuusuf143 wrote:They will accept it any way. this "kordhis" "isxanbaar" and "diiwaan gelin" should never ever be repeated again. intaa hadii ilaahay u calfo odaygu hayska tago isagoo sharafleh.
I think its only fair and quite a save option for the current gov to get this extended time. Its a bit unrealistic to expect an election now, and even if it did, madaxaa la isla gali lahaa because no1 would be happy with the outcome. Therefore, come 2017 Adeero would be more than happy to hand over the reign markaa cidii ilaahay wax uga qoray mesha haka qaado.

You reckon Kulmiye, minus Silanyo will win next election, assuming either Muse Bihi, I doubt, Bihi Yonis and even funnily enough Ahmed Samatar or Abdiaziz Samale on the helm will have a chance? I really dont see how Jamal A Hussein or Abdirahman Ciro can compete with these guys!

Absolutely kulmiye without silanyo can win again. no matter which party wins Somalilanders like change more frequently so if we get Some change after 2017 we will have new energy to move forward. If silanyo comes back its boring. Imagine if faysal ali party wins the most interesting reforms will happen subxaana watacaalee. kkk imagine muj muuse biixi as our new leader. imagine samatar we never had crazy celebrity Prof president before. Every change will have positive impact on our people. Somaliland qori isu dhiibtay ku horumaraysaa . markan yaraa adhiga maalina anaa raaci jiray maalina walaalkay Markaa gurigana kuma caajisi jirin hawshana kuma dhibtoon jirin. dadkeena in badan baa u dudaysa maxaa anaga guriga naloo fadhiisiyey ee adhiga naloogu diri waayey. way fiicantahay in la hawl geliyo dadkaas caajisay si kuwa imika hawsha inoo hayaana u nastaan.
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: SL Supreme Court says Elections to be held on March 2017

Post by thegoodshepherd »

Let us hope that the habro do not start to perk up their tities, qatland cannot survive another catfight.

:pac:
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: SL Supreme Court says Elections to be held on March 2017

Post by mahoka »

thegoodshepherd wrote:Let us hope that the habro do not start to perk up their tities, qatland cannot survive another catfight.

:pac:
Stop embarrassing yourself, your former leader was begging on hargeisa few days ago
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”