Agosto 22 (Jowhar)— Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo saaka ka dhacay gudaha xarunta Jaamacadda Kismaayo, halkaasoo ay ku sugnaayeen ciidamo la isku dhafay oo tababar u socday.
Qaraxa ayaa ka dhashay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu waday nin xerada laga yaqaanay, isla markaana ahaa sarkaal ciidan, waxaana uu isku dhex qarxiyay xerada ciidamada ku sugnaayeen.
Ugu yaraan 15 ka tirsan ciidamadii xerada lagu tababaray iyo askari ka tirsan AMISOM, gaar ahaan kuwa Kenya ayaa ku dhintay qaraxa, halka sodomeeyo kale ay ku dhaawacmeen.
AMISOM ayaa qiratay in saddex askari oo tababarayaal ah ay uga dhaawacmeen qaraxa xoogan ee ka dhacay xerada ciidamada lagu tababarayay.
Wararka ayaa intaa ku daraya in khasaaraha uu intaa ka badan yahay, isla markaana meydad badan laga qaaday goobtii qaraxa ka dhacay oo aheyd teendhooyin ciidamada ay jiifeen.
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxa, isla markaana ay ku dileen in ka badan 100 askari ka tirsanaa Ciidamada Milateriga Soomaaliya.
Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Moderator: Moderators
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Warsheekhow
Where is the AUN? Lol
Where is the AUN? Lol
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Alla ha u naxariisto wixii aan fufu iyo dabodhilif midna ahayn ee meeshaas ku dhintay.
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
So the guy who did this was a soldier who was secretly alshabaab. I wonder how many hidden alshabaabs are in the sna.??
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Aamiin.theyuusuf143 wrote:Alla ha u naxariisto wixii aan fufu iyo dabodhilif midna ahayn ee meeshaas ku dhintay.
-
PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Allee haa u naxariisto wixi meeshaas kuu dhintaay iyo inta danta iyo difaaca umaada somaliyeed wadaay. Gacaanta xaqdaraan cadaab haku fogeeyo.
- thegoodshepherd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3571
- Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Aun to all the dead
Hawiye right now

Hawiye right now
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
thegoodshepherd wrote:Aun to all the dead
Hawiye right now
- Substance
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
No AUN from you eitherSubstance wrote:I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.
Sup Sub, you found a new home for Fkdirir?
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Zumaale adigu ma gudiga qabanqaabada tacsida kismaayaad kamid tahay. loolzumaale wrote:No AUN from you eitherSubstance wrote:I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.![]()
Sup Sub, you found a new home for Fkdirir?
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Ma ana amusnani laha hadan kamid ahay?theyuusuf143 wrote:Zumaale adigu ma gudiga qabanqaabada tacsida kismaayaad kamid tahay. loolzumaale wrote:No AUN from you eitherSubstance wrote:I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.![]()
Sup Sub, you found a new home for Fkdirir?
Gaal Madoow iyo soo rac hala layo!
Last edited by zumaale on Sat Aug 22, 2015 10:14 am, edited 1 time in total.
- Substance
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Sup bro. I just consider both AMISOM and their minions and alshabab aswell a enemy to the people in south Somalia.zumaale wrote:No AUN from you eitherSubstance wrote:I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.![]()
Sup Sub, you found a new home for Fkdirir?
Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo
Was teasing you bro, hope all is well with you.Substance wrote:Sup bro. I just consider both AMISOM and their minions and alshabab aswell a enemy to the people in south Somalia.zumaale wrote:No AUN from you eitherSubstance wrote:I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.![]()
Sup Sub, you found a new home for Fkdirir?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 425 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 688 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 14 Replies
- 2012 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 16 Replies
- 2236 Views
-
Last post by gurey25
-
- 1 Replies
- 508 Views
-
Last post by Octavius
-
- 9 Replies
- 1227 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 6 Replies
- 668 Views
-
Last post by Strategic
-
- 3 Replies
- 798 Views
-
Last post by Nubis
-
- 17 Replies
- 1122 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 6 Replies
- 762 Views
-
Last post by The_Emperior5
