Page 1 of 2

Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 6:55 am
by AbkoowDhiblaawe
Agosto 22 (Jowhar)— Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo saaka ka dhacay gudaha xarunta Jaamacadda Kismaayo, halkaasoo ay ku sugnaayeen ciidamo la isku dhafay oo tababar u socday.

Qaraxa ayaa ka dhashay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu waday nin xerada laga yaqaanay, isla markaana ahaa sarkaal ciidan, waxaana uu isku dhex qarxiyay xerada ciidamada ku sugnaayeen.

Ugu yaraan 15 ka tirsan ciidamadii xerada lagu tababaray iyo askari ka tirsan AMISOM, gaar ahaan kuwa Kenya ayaa ku dhintay qaraxa, halka sodomeeyo kale ay ku dhaawacmeen.

AMISOM ayaa qiratay in saddex askari oo tababarayaal ah ay uga dhaawacmeen qaraxa xoogan ee ka dhacay xerada ciidamada lagu tababarayay.

Wararka ayaa intaa ku daraya in khasaaraha uu intaa ka badan yahay, isla markaana meydad badan laga qaaday goobtii qaraxa ka dhacay oo aheyd teendhooyin ciidamada ay jiifeen.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxa, isla markaana ay ku dileen in ka badan 100 askari ka tirsanaa Ciidamada Milateriga Soomaaliya.

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 6:58 am
by zumaale
Warsheekhow

Where is the AUN? Lol

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 7:03 am
by theyuusuf143
Alla ha u naxariisto wixii aan fufu iyo dabodhilif midna ahayn ee meeshaas ku dhintay.

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 7:12 am
by dvision01
So the guy who did this was a soldier who was secretly alshabaab. I wonder how many hidden alshabaabs are in the sna.??

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 7:23 am
by AbkoowDhiblaawe
theyuusuf143 wrote:Alla ha u naxariisto wixii aan fufu iyo dabodhilif midna ahayn ee meeshaas ku dhintay.
Aamiin.

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 8:41 am
by PrinceNugaalHawd
Allee haa u naxariisto wixi meeshaas kuu dhintaay iyo inta danta iyo difaaca umaada somaliyeed wadaay. Gacaanta xaqdaraan cadaab haku fogeeyo.

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 9:01 am
by GAMES
AUN.

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 9:10 am
by thegoodshepherd
Aun to all the dead

Hawiye right now :lol:
Image

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 9:12 am
by AbkoowDhiblaawe
thegoodshepherd wrote:Aun to all the dead

Hawiye right now :lol:
Image
:lol: Astaqforollah.

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 9:25 am
by Substance
I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 9:51 am
by zumaale
Substance wrote:I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.
No AUN from you either :lol:

Sup Sub, you found a new home for Fkdirir?

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 10:10 am
by theyuusuf143
zumaale wrote:
Substance wrote:I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.
No AUN from you either :lol:

Sup Sub, you found a new home for Fkdirir?
Zumaale adigu ma gudiga qabanqaabada tacsida kismaayaad kamid tahay. lool

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 10:14 am
by zumaale
theyuusuf143 wrote:

Ma ana amusnani laha hadan kamid ahay? :lol:

Gaal Madoow iyo soo rac hala layo!

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 10:14 am
by Substance
zumaale wrote:
Substance wrote:I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.
No AUN from you either :lol:

Sup Sub, you found a new home for Fkdirir?
Sup bro. I just consider both AMISOM and their minions and alshabab aswell a enemy to the people in south Somalia.

Re: Breaking news: Suicide attack in Kismayo

Posted: Sat Aug 22, 2015 10:15 am
by zumaale
Substance wrote:
zumaale wrote:
Substance wrote:I dont think there was civilian casualties since the attack was on a military training camp.
No AUN from you either :lol:

Sup Sub, you found a new home for Fkdirir?
Sup bro. I just consider both AMISOM and their minions and alshabab aswell a enemy to the people in south Somalia.
Was teasing you bro, hope all is well with you.