Page 1 of 2

Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 3:03 am
by libaaxyare
waxa aan maqlay in is afgaran waa ba'an uu ka dhex taagan yahay dayuusbaroda ku soo qulquleysa magaalada muqdisho iyo dhamaan wadanka oo aan badan koodu afsoomaaliga ku hadlin ama aanan Aqoon.


Waa duul ku hadla afaf kala duwan, qaar waa dutch qaarkale waa hindi, iyo Chinese, kuwa waa polish, Denish, Swedish iyo wixii lamid ah. Dhamaan waa dad aan isku af ahayn afsoomaaligana aqoon, taasi waxa ay kaliftay in labadii dhinac ee dayuusbarodu ay ku wada hadlaan engriis ceyriina, taasi oo dhalisay is afgaranwaa iyo in midwalbaa wato oo lahjad engriisa oo aad u xoogan.

kuwani waa dutch




waxaa la ii sheegey in Dayuusbarada aan wali afsoomaaliga ka lumin ee soo laabtay ay yihiin kuwa ka yimaaday South Africa ee ku hadla luuqada cawaanta qaaqaawan ee south africa ee loo yaqaan Bush Men.

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 3:40 am
by TheblueNwhite
Dayuusbaro ma aha tilmaam wanaagsan ee lagu tilmaamo diaspora Somalis.
Mid baa out of nowehere inan dhaqancelis ah oo London ka yimid ugu yeeray Dayuusbaro. The local Farah ended up regretting opening his mouth. Ilkahayga yaa arkey ayaa ka dhacdey.

Diaspora da US, Canada, Australia and the UK roll together. Scandinavians waa hal group. Dutchka meeshii roob leh.

Carabaha way isbahaystaan, reer Africa sidoo kale.

Af Soomaali goormaa la baranaa.

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 4:16 am
by libaaxyare
TheblueNwhite wrote:Dayuusbaro ma aha tilmaam wanaagsan ee lagu tilmaamo diaspora Somalis.
Mid baa out of nowehere inan dhaqancelis ah oo London ka yimid ugu yeeray Dayuusbaro. The local Farah ended up regretting opening his mouth. Ilkahayga yaa arkey ayaa ka dhacdey.

Diaspora da US, Canada, Australia and the UK roll together. Scandinavians waa hal group. Dutchka meeshii roob leh.

Carabaha way isbahaystaan, reer Africa sidoo kale.

Af Soomaali goormaa la baranaa.
Ciyaartu waax koox koox miyaa? koleyba anigu marka aan halkaa tago waxa aan ahay nin local ah, Surwaal alfalaaxaana waan sii diyaarsaday marka aan diyaarada ka dago si aan durbaba u xirto. dadkaaga dhinac ka raac ayaa la jiraa.


October dabayaaqadeeda Haduu alla idmo ayaan usocdaa muqdisho iyo jilib kadib November dabayaaqadeenada gobolada dhexe ilaa January.

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 4:17 am
by Inaayah
Omg I just got it..dayuusbaro= diaspora

LOOOOL why do I find that funny, waa waalidayda :lol:

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 4:18 am
by CaliQase
^^ :lol:

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 4:31 am
by libaaxyare
Waxa layiri kuwa layiraa diaspora ayaa magaalada yimid, maanta oo dhan waa la is qurxinaa sidii naagihii, afsoomaali lama yaqaan, waa dad waawayn oo maskaxda caruurta wata, calooshiis la ciyaarkii lasheegi jiray ayaa yimid oo wata magac diaspora, Makaas ayaa mid yiri dayuus dayuus dhashay war kuwani waa dayuus baro

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 4:39 am
by Thuganomics
When ever I go back I :lol:@ the ones that don a suit and a tie as soon as there ticked is booked for Qarridii and don't take it off until they return. Even though they never wear it here day to day. Anigu first thing I buy is a bakoorad and a pair of sandals.Sit at a down town makhaayad and watch the interactions between the locals and rer Dayuusbara

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 4:42 am
by Inaayah
My cousins back home use to say "Dadkinan dadbada ka imid waxaa la idin mooda inad irbadaysantihiin"


Yaa i haya LOOOL they legit talk like we're baa'ba :lol:

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 11:56 am
by GAMES
How can you not speak ur own language?

:mindblown:

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 12:22 pm
by TheLoFather
GAMES wrote:How can you not speak ur own language?

:mindblown:
Maxaad adigu Afkaaga aad uugu hadli weeydey markaad threadkan aad ra'yigaaga kabixineesid?

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 12:47 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
LoDoon wrote:
GAMES wrote:How can you not speak ur own language?

:mindblown:
Maxaad adigu Afkaaga aad uugu hadli weeydey markaad threadkan aad ra'yigaaga kabixineesid?
:lol:

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 12:51 pm
by TheLoFather
chelseaforever wrote:
LoDoon wrote:
GAMES wrote:How can you not speak ur own language?

:mindblown:
Maxaad adigu Afkaaga aad uugu hadli weeydey markaad threadkan aad ra'yigaaga kabixineesid?
:lol:
:D
Sxb dee bal ereygaa afkeene ku sheegtaa.

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 12:59 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Waxad iska odhan kartay Markad ka hadlaysid arintan :lol: Aniga laftaydo waxa thread lagu idha ma garanayo Kaliya waxan ku qoslay sidad ugu haysatay sababto uu Somali ugu qori wayay Iyo adigu oo Kalmad English ah somaliyeeyay :lol:

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 1:54 pm
by zidane88
LoDoon wrote:
GAMES wrote:How can you not speak ur own language?

:mindblown:
Maxaad adigu Afkaaga aad uugu hadli weeydey markaad threadkan aad ra'yigaaga kabixineesid?
:lol:

Re: Is afgaranwaa "Dayuusbro & Afsoomaali Maxaa kala heysta

Posted: Fri Aug 28, 2015 1:58 pm
by CaliQase
:deadrose: