Page 1 of 2
AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 8:21 am
by GIJaamac
Taliska Ciidanka xoogga dalka oo diyaariyay ciidamadii AMISOM kala wareegi lahaa deegaanada (Sawirro)
by A M | Friday, Aug 28, 2015 | 4360 views
Agosto 28 (Jowhar)— Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaarinayo Ciidamadii AMISOM kala wareegi lahaa deegaanada ay haatan ku sugan yihiin ee gobollada dalka.
Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka ahna Taliye kuxigeenka Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in Taliska Guud uu haatan wado dadaalo ku aadan sidii loo diyaarin lahaa Ciidamo bedela kuwa AMISOM.
“Taliska ciidanka xoogga wuxuu diyaariyay Ciidamadii AMISOM kala wareegi lahaa deegaanada ay hada ku sugan yihiin, sidaa la socotaan Mandate-ka AMISOM wax yar ayaa ka haray, waxaana loo baahan yahay in si buuxda ay Ciidamada Soomaaliyeed ula wareegaan deegaanadii la xoreeyay”ayuu yiri Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi oo shalay la hadlayay Ciidamo tababar loogu soo xiray Xerada Jaziira.
Taliska Guud ee AMISOM ayaa sanadkii hore sheegay in wixii ka dambeeya sanadka 2017 ay ammaanka dalka iyo goobaha ay hayaan ku wareejin doonaan Ciidamada Soomaalida, waxaana socda tababaro iyo dhismo ku socda ciidamada xoogga oo la doonayo in ammaanka guud ee dalka la wareegaan.
Ciidamada ka tirsan xooga dalka ayaa shalay tababarka loogu soo xiray Xerada Jazeera, halkaasoo ay ku tababarayeen Saraakiil ka socota Midowga Yurub, waxaana ciidamadan ay ku soo bandhigeen xerada dhoolatus ku aadan tababarkii la siiyay.
http://www.jowhar.com/taliska-ciidanka- ... a-sawirro/
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 8:35 am
by GIJaamac
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 9:08 am
by LiquidHYDROGEN
They say that every year. Next year they'll say "AMISOM to leave by 2018".
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 11:04 am
by Hodan94
More like 3017. If hsm govt was clever enough they shouldve trained their soldiers exclusively. Instead of the funds veing given to the foreign trops.However unfortunately amisom has become to reliant for the govt.
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 12:06 pm
by Xildiiid
Somalia to AMISOM is what Afghanistan is to the Unites States. They will never leave..
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 12:51 pm
by GIJaamac
Ilaahay habaarkiina idiin kama aqbalo. Qorsheheena way noo rumoobeysaa bi idnillah.
The worst nightmare of qaldaans will come true (a fully equipped SNA).

Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 12:55 pm
by mahoka
GIJaamac wrote:Ilaahay habaarkiina idiin kama aqbalo. Qorsheheena way noo rumoobeysaa bi idnillah.
The worst nightmare of qaldaans will come true (a fully equipped SNA).

will the mooryan target farmers or women and children like they do
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 1:37 pm
by Rambie
It's a good strategy to
save face. Now they give themselves two years.
GIJaamac wrote:Ilaahay habaarkiina idiin kama aqbalo. Qorsheheena way noo rumoobeysaa bi idnillah.
The worst nightmare of qaldaans will come true (a fully equipped SNA).

SNA troops in Xamar is
the only place in Somalia and Somaliland
where arms embargo is not valid. You can import all
sort of weapons and you have already an over supply that
it's being sold in the open at Bakara to Al Kabab. Dont blame it on
the lack of weapons, SNA are well equipped yet, the so called national army
can't stand a day without hooyo Fufu.

Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 2:03 pm
by GIJaamac
You're wrong kid. SNA ATM is underpaid, unequipped and unqualified excluding to some degree our special forces.
AMISOM are way more inexperienced than SNA, they just have the heavy weapons that skinnies aren't allowed to have.
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 2:38 pm
by BlackRain
Jareer amisom will never leave.
Free money :check
excuse to stay :check
Nice weather: check
Fufu can't believe how lucky they are to be in Moqadisho
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 2:47 pm
by Rambie
GIJaamac wrote:You're wrong kid. SNA ATM is underpaid, unequipped and unqualified excluding to some degree our special forces.
AMISOM are way more inexperienced than SNA, they just have the heavy weapons that skinnies aren't allowed to have.
"SNA is underpaid"
Somalia & SL budget are similar.
SL army and militia are operating in
Awdal, WG, Toghdheer, Sool and Sanaag.
Let's forget about AMISOM for a sec.
Somalia's army can't secure a one city
which happens to be the capital where
ALL aid designated for Somalia some how vanish there.
So are you gonna tell us a skinny
that lived in Somalia his whole life and
managed to push Ethiopia and AMISOM from
Xamar is less experienced than a fufu that was
brought here several months/years ago? Get real son.
It's not lack of weapons, funds or man power.
It's corruption, plain and simple. Good luck in 2017.

Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 5:28 pm
by THE_TRUTH1
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 5:49 pm
by mahoka
good luck guys
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 7:12 pm
by cheifaqilbari
Amisom ma baxeyso for several reasons. Kow amisom waa neighbouring countries sida kenya , Ethiopia, djibouti , Burundiiyo Uganda mid kasta dan gaar bu ka leyahy moqadisho iyo somaliya oo dhan. Ethiopia ma ogola somali oo nabada ah wa war cad mida kle baydaba , bay.ila hiiran qabsaty. Kenya jubuyinka qabsaty oo siyasada dan ka ledahy. Uganda iyo burundi somalia wa cashcow lacag adag uso qasa. Muxabardaka maraynka iyo yurub somalia ma jacla wayo waa ummada deenta islamka wata marka dagaal kasodo waa u dan. Ugu daben dalka yare ee Djibouti wa dal franses ku nool wana sirdoonka France oo somalia u basasa ha. Lkn ta ugu weyn amisom iney 10aba 20 sanad si joogto waa siyaseenta moqadisho oo sida xassan sheikh, sheikh sharif, sharif sakii, farah topeez, odowaa iyo qaar kalo badan waxbarsho yaree iyo aragti gaaban ,oo ogol federalism iyo wakasta cusub kursi iyo lacagta u jooga. Somaliland iyo puntland waxey kaga badbaaden amisom nabad galyo lkn sirdoonka ethiopian wey ka buuxda tasi wa war cad. Kuwan dhalinyarda shebeka iyagu waa ujoogan sirdoonka alqaceeda oo somalia dan qaar ah . Maxa so xadhey ummai somali oo midkasta isle dalka ka bax iyo naftada badbadi. Waxa number somalia manta laga doofiyo waa bani aadam ma aha moos.amba geel iyo adee. Amisom sharci somali ma qabto sida umma xasooqen merka .amisom waxa madax uah nick kay.
Re: AMISOM set to leave Somalia by 2017
Posted: Fri Aug 28, 2015 7:34 pm
by RoobleAlWaliid
I remember in in 2013 they promised at the end of 2016. We'll see what the future holds.