Page 1 of 2

Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 10:52 am
by MujahidAishah
Waar your sons are :lawd: mashallah qurux bey la soo qoorayaan .. Ka caadan xidhaan aan ku yaara qaabto inadeer :lol:
I might need to hit jigjiga next time im back home :whew:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 11:10 am
by COOL-MAN
Nice song Aisha :rose:

Kaas iska daaye ani igu qabo nooh :lol:

Am a little bit busy love if I don't respond in time cudur daar iga gudoon :rose: :rose: :rose:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 11:16 am
by MujahidAishah
Waar why didn't you help me yesterday your co workers are thieves aan caadi ahan

But waan ka gudoonay gacalow:up:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 11:18 am
by AbkoowDhiblaawe
:lol: billa calaykum. Take this to the pm

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 11:19 am
by theyuusuf143
Aisha shukaansigeedu innaba caadi maaha. "caruurtaadu way qurux badanyihiin" alyacni waad dhal fiicantahay "aan ku qabto" calashan minyaro waad isaga baahantahay. " I might need to hit jigjiga" means we can meet. :myman: warya coolman way kuugu jirtaaye gabaatiguun nasii.

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 11:24 am
by Thuganomics
theyuusuf143 wrote:Aisha shukaansigeedu innaba caadi maaha. "caruurtaadu way qurux badanyihiin" alyacni waad dhal fiicantahay "aan ku qabto" calashan minyaro waad isaga baahantahay. " I might need to hit jigjiga" means we can meet. :myman: warya coolman way kuugu jirtaaye gabaatiguun nasii.
:lol: :lol:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 11:25 am
by MujahidAishah
theyuusuf143 wrote:Aisha shukaansigeedu innaba caadi maaha. "caruurtaadu way qurux badanyihiin" alyacni waad dhal fiicantahay "aan ku qabto" calashan minyaro waad isaga baahantahay. " I might need to hit jigjiga" means we can meet. :myman: warya coolman way kuugu jirtaaye gabaatiguun nasii.
:russ: :pac: :dead:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 11:28 am
by MujahidAishah
Yusuf got me :snoop:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 11:36 am
by Garaad_LQ
:lol: :lol: :lol:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 11:57 am
by theyuusuf143
@Aisha

i doubt that . i think you were married 1 month ago, laakiin waxa macquula in labo dalqadood laguu taraarixiyey last week , so I am gambling 50/50 . I will receive some gabaati from coolman if I win. I know naaguhu waxay ugu shukaansi badanyihiin marka la furo kadib xamaasad.com. :lol:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 12:04 pm
by LiquidHYDROGEN
Ethio condoms dancing for their masters :snoop:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 3:04 pm
by MujahidAishah
theyuusuf143 wrote:@Aisha

i doubt that . i think you were married 1 month ago, laakiin waxa macquula in labo dalqadood laguu taraarixiyey last week , so I am gambling 50/50 . I will receive some gabaati from coolman if I win. I know naaguhu waxay ugu shukaansi badanyihiin marka la furo kadib xamaasad.com. :lol:
KOW!!!!

Waalidi burco baa cawa ila soo doonatay

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 3:40 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Coolman adeer Aisha wan kaga hadhee inkaartada ayaan ka baqee, gabadha gabeheega uun na sii oo boqol lahaad wax aan ahayn gabadha yada kuma bixinayno ... Forget what I said the other day that's was before I saw her pic :lol:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 4:43 pm
by MujahidAishah
^^ somali asal ahh last week i was second hand manta naa waa boqol smh :snoop:

Re: Ilma Coolman

Posted: Sun Sep 06, 2015 8:32 pm
by COOL-MAN
:deadrose: :deadrose: Yussuf waa funny

Thanks Ina adeer for the vote of confidence :up:

Chelsea.

Waan idinka gudoome xaajiyo aisho.

Gabati and 200 halaad on the way.

Ayisho my queen :rose:

Am dealing with the odayaasha reerka imika. Can't talk to you in public :lol: .

Laterz.