Page 1 of 1
Asalama Calekum
Posted: Tue Sep 08, 2015 1:55 pm
by SahanGalbeed
My dear brothers and sisters , salaan ka dib , xooga yaroo "depression"-ka mujaahid-ka igu yara dhacday oo , halkaan daaroodka iskaga cadho bixin laha waxaan ka doortay inaan qolkeyga isku soo xidho .
Cala i xaal si walba ha noqoto e , waaxan halkan jeclahay inaan ku sharfo nimanka ugu gobsan gaalada , laandheeraha cadaanka , Banu DeutchLand oo si wacan usoo dhoyeeyay qaxootiga Suriya dagaalada xoogani dhulkoogi kaga saareen .
You may address me for the next month as Herr Gerhart Shawngeld { germanized sahangalbeed}

Re: Asalama Calekum
Posted: Tue Sep 08, 2015 2:05 pm
by GAMES
Germans are Gob walee. Every else refused to take them in and they welcomed them with open arms.
Re: Asalama Calekum
Posted: Tue Sep 08, 2015 6:39 pm
by COOL-MAN
Ws wr wb. Haa waallahi German waa gob gob dhaley. The cities institutions are unable to cope but still soo socda ayey leeyihiin.
Waa iska sheikh Yussuf oo cad un iska dheh

Re: Asalama Calekum
Posted: Tue Sep 08, 2015 7:07 pm
by DR-YALAXOOW
Re: Asalama Calekum
Posted: Wed Sep 09, 2015 12:23 pm
by SahanGalbeed
Mayee , Jarmalku waa master of the area .Hungary , Poland iyo kuwan beriga dhoweed ku soo biiray European Union-ka iyaga wax u kala sheega , sidaan anigu dayeerkan iga sareeya e Xuuxow la yidha oo kale u ahay master ma'ogtahay ?
The most racist /xenophobic are the former communist
In this saga we shouldn't forget the outstanding role played by Italy and Greece who really bear a heavy burden as far the influx of refugees.
Hip, hip hip hooray for these 2 , laakin from Carthage to Cleopatra they're almost family

Re: Asalama Calekum
Posted: Wed Sep 09, 2015 2:17 pm
by Cherine
wa alaikum as salam

Re: Asalama Calekum
Posted: Wed Sep 09, 2015 2:19 pm
by LobsterUnit
Weed
Re: Asalama Calekum
Posted: Wed Sep 09, 2015 2:24 pm
by salool
Wcs Sahan, nafta ka waran walaal...kuli shay
tamaam

Re: Asalama Calekum
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:04 pm
by Sumubaridi
Kawarama Isaaqii Gabdhaha Soomaaliyeed Xeebta Berbera ee lacagtii Soomaaliyeed lugu dhisay udiiday kadibna nimanka yemeniyiinta ah lasoodagay? Gunimo wataas.
Re: Asalama Calekum
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:06 pm
by AgentOfChaos
SahanGalbeed wrote:My dear brothers and sisters , salaan ka dib , xooga yaroo "depression"-ka mujaahid-ka igu yara dhacday oo , halkaan daaroodka iskaga cadho bixin laha waxaan ka doortay inaan qolkeyga isku soo xidho .
Sahangalbeed iyo "aan ooyee albaabka ii xidha" maxaa kala haysta.
Re: Asalama Calekum
Posted: Thu Sep 10, 2015 12:23 pm
by SahanGalbeed
Cherine , salool , salan sare my dear sisters . Kuli khayr al hamdoulilah my cousin .
Agentofchaos , real life -ka walanweyntu maddaxa ayay foorarsata markaan ka soo hor baxo , Ilaah ba injirtan inagu nabay ee dee miyanu iska dambaabna ?

Re: Asalama Calekum
Posted: Thu Sep 10, 2015 3:17 pm
by Ismail87
wcs abti, orodoo wadankii ku noqo oo iska soo yara nefis xaalkaagu meel xun buu maraya mar hadaad qol isku soo xidhay