nin dhulkisii laga dhacay

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

nin dhulkisii laga dhacay

Post by gobdoon »

Sanadku wa sanadka 3000 wa yab wax somaliya ladheho ma jirto oo wadankii magaca la oran jiral wa galbaday , subxana lah intay ayagii isku jeden ba laga faaidaystay hora loo yiri ilayn doqoni calaf ma leh wadankoodi ba maanta lagu dul maamuli , wa waxi uu ninkii halyayga aha masawir laha aamin caamir uu ka digayay wadankan maanta waxa u taliya oromo,itobiyan , kinyati , carab iyo maraykan oo qolo walba go'o bay qaadatay wax somaliya la dhehana ma jirto oo khariidada aduunka wa laga tirtiray.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”