Oday ilkihiisii laga dhacay!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
waayeel101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2799
Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
Location: Anigoo dhar cad soo ma dhuuman karee dhurwaayow ma soo hagoogtaayeey

Oday ilkihiisii laga dhacay!

Post by waayeel101 »

sidi dhaqanka ii ahayd habeen walba, xalay inti anan seexan ilkihi ayan ku riday weelki dawadu ku jirtay si u radaan. saaka markan so kacay waxan arkay iyado maqan. marka cidii aragtay haso sheegan kii dhacayna waxan leeyahay marka ku qabto waa inoo maxkamada waayeelka iyo ta minoshibiyada.

waxa kale ilkaha waxa ku jiray labo midh oo qaliya kana samaysan macdanka qaaliga ee loo yaqaano maarta.
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Oday ilkihiisii laga dhacay!

Post by GAMES »

:deadrose:
User avatar
MissFiora
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1711
Joined: Wed Jun 18, 2014 12:32 am
Location: UAE

Re: Oday ilkihiisii laga dhacay!

Post by MissFiora »

ahahahahahah si dacaad ah baan u qosleey.
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: Oday ilkihiisii laga dhacay!

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

:dead: ... Enough with laga dhacay topics guys :lol:
waayeel101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2799
Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
Location: Anigoo dhar cad soo ma dhuuman karee dhurwaayow ma soo hagoogtaayeey

Re: Oday ilkihiisii laga dhacay!

Post by waayeel101 »

waxan iloobay ninki soo qabta ninka i dhacay ama soo sheega halkay ku suganyihiin ilkahaygii, waxa aan siin doona abaal marin ah hal million oo shilling.
User avatar
MissFiora
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1711
Joined: Wed Jun 18, 2014 12:32 am
Location: UAE

Re: Oday ilkihiisii laga dhacay!

Post by MissFiora »

chelseaforever wrote::dead: ... Enough with laga dhacay topics guys :lol:

I was thinking of jumping on the bandwagon buh I couldn't think of anything :shock: :lol:
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Oday ilkihiisii laga dhacay!

Post by mahoka »

Do you live with Hawiye or marexaan people?????
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Oday ilkihiisii laga dhacay!

Post by TheblueNwhite »

chelseaforever wrote::dead: ... Enough with laga dhacay topics guys :lol:
Hal meel hala isugu geeyo all of them waa layga dhacey topics.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”