Page 1 of 1
Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 1:24 pm
by Alpharabius
Kaaluun aan iibsiday baa expire noqdoo dhacay ,markuusu mobileku dhulka ku dhacay , adeerkay oo miyii joogana geela laga dhacay , habaryartayna uurka laga dhacay , acuudubilaah war snetoww maxa inugu dhacayyy???
Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 2:30 pm
by gobdoon
Dadku wa wada dhacan yahay muungab mooryankii muqdisho oo caloosha wayna ba wada dhacay , habrihii , odayashi qof walba wa dhacaya bela ku cuntay hunguri weyna.
Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 3:45 pm
by Skippa
Dukaan in meesha laga furo weeye oo xoolahan xaaranta ah lagu baayaco
SALE - Everything Must Go !!!
Items:
Geel: 4 forlorn male camels, iron branded on the hump with the number 447024093655
Kab: A single unique shoe; Size 9
A spinster: Has seen better days. Proof of income and bank account verification form required
A set of dentures: lightly used and well maintained
Furniture: A macmal chair oo dhaakho dhaako ah … can accommodate (a) corpulent person(s) weighting up to 300 lbs
Dhul: land pilfered from a needy clan
Guri: built on an alleged landfill…was part of the estate of an old widow. Beach front location. Priced to sell
Old mobile phone: Nokia 3210 - needs a new battery
Contact:
waxladhacay@bandulubusiness.com
Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 3:47 pm
by Basra-
Alpharabius wrote:Kaaluun aan iibsiday baa expire noqdoo dhacay ,markuusu mobileku dhulka ku dhacay , adeerkay oo miyii joogana geela laga dhacay , habaryartayna uurka laga dhacay , acuudubilaah war snetoww maxa inugu dhacayyy???
I cant connect--your fatness with your intellectualism?>>>

Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:07 pm
by KingWaslawi
Alpharabius wrote:Kaaluun aan iibsiday baa expire noqdoo dhacay ,markuusu mobileku dhulka ku dhacay , adeerkay oo miyii joogana geela laga dhacay , habaryartayna uurka laga dhacay , acuudubilaah war snetoww maxa inugu dhacayyy???
Remind me of this:
Beri aan yaraan jiray,
Oo iskuul yar lay qoray,
Oo inan yar lay baray,
Oo waraaq yar na u qoray,
Oo boos yarna u dhigay
Oo jawaab yar aan helay,
Show jacayl yar baa i galay,
Intaan shaqo yar raadsaday,
Oo lacag yar soo helay,
Oo an habaryarna u tagay,
Show Hagbad yar bay i gashay
Intaan suit yar iibsaday,
Oo tie yar lay xidhay,
Tima jare yarna u tagay,
Oo taaloo yar lay jaray,
Oo aan oday yar sii waday,
Oo wadaad yar loo wacay,
Yartii meher yar lagu xidhay,
Koofeer yar loowaday,
Oo toob yar loo xidhay,
Oo aroos yar lay dhigay,
Ana keeg yar aan jaray,
Oo hees yar lay tumay
Sawtii wiil yar lay dhalay..
Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:11 pm
by AgentOfChaos
Skippa wrote:Dukaan in meesha laga furo weeye oo xoolahan xaaranta ah lagu baayaco
SALE - Everything Must Go !!!
Items:
Geel: 4 forlorn male camels, iron branded on the hump with the number 447024093655
Kab: A single unique shoe; Size 9
A spinster: Has seen better days. Proof of income and bank account verification form required
A set of dentures: lightly used and well maintained
Furniture: A macmal chair oo dhaakho dhaako ah … can accommodate (a) corpulent person(s) weighting up to 300 lbs
Dhul: land pilfered from a needy clan
Guri: built on an alleged landfill…was part of the estate of an old widow. Beach front location. Priced to sell
Old mobile phone: Nokia 3210 - needs a new battery
Contact:
waxladhacay@bandulubusiness.com
A Somali store without caano niidoo and vimto?! What kind of dark sorcery is this?!!

Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:16 pm
by Thuganomics

That about sums up the thread content in the Generals tonight Skips
Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:21 pm
by Skippa
AgentOfChaos wrote:
A Somali store without caano niidoo and vimto?! What kind of dark sorcery is this?!!

Saaxib dukaankan wax xalaal ah laguma iibiyo...waa strictly raas a maal xaqa naas oo la soo xaday iyo musuq maasiq
Thuganomics wrote:That about sums up the thread content in the Generals tonight Skips,except you forgot Waayeel's dentures
Check it again cuz...waa one of the showcase items
Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:23 pm
by Thuganomics
^
I realised as soon as I posted lol
Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:27 pm
by AgentOfChaos
Skippa wrote:AgentOfChaos wrote:
A Somali store without caano niidoo and vimto?! What kind of dark sorcery is this?!!

Saaxib dukaankan wax xalaal ah laguma iibiyo...waa strictly raas a maal xaqa naas oo la soo xaday iyo musuq maasiq
Oo iminka waxaad i leedahay Snet originality-geedii laga dhacay baa xataa tukaankan lagu iibiyaa?

Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:30 pm
by MujahidAishah
Tukaanka laftigiisa waa lo soo dhacay inamada bah gobada baa soo dhacey skippa iyo thug and thier xamaal bob marley

Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:32 pm
by AgentOfChaos
Aishah wrote:Tukaanka laftigiisa waa lo soo dhacay inamada bah gobada baa soo dhacey skippa iyo thug and thier xamaal bob marley

Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:51 pm
by Skippa
AgentOfChaos wrote:
Oo iminka waxaad i leedahay Snet originality-geedii laga dhacay baa xataa tukaankan lagu iibiyaa?
Snet iyo originality? Hahaha...sheekoyinka meeshan lala soo shirtagaa isma badalaan...if it's not qabiil ijiid aan ku jiidee, waa i arkaay..if it's not that, waa jacayl iyo qooq bilaash ah...six of one and a half dozen of the other.
Aishah wrote:Tukaanka laftigiisa waa lo soo dhacay inamada bah gobada baa soo dhacey skippa iyo thug and thier xamaal bob marley

Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 4:57 pm
by AgentOfChaos
Skippa wrote:AgentOfChaos wrote:
Oo iminka waxaad i leedahay Snet originality-geedii laga dhacay baa xataa tukaankan lagu iibiyaa?
Snet iyo originality? Hahaha...sheekoyinka meeshan lala soo shirtagaa isma badalaan...if it's not qabiil ijiid aan ku jiidee, waa i arkaay..if it's not that, waa jacayl iyo qooq bilaash ah...six of one and a half dozen of the other.
Its funny because its true.

Re: Maanta waxbaa igu dhacay
Posted: Wed Sep 09, 2015 6:51 pm
by Alpharabius
Basra- wrote:Alpharabius wrote:Kaaluun aan iibsiday baa expire noqdoo dhacay ,markuusu mobileku dhulka ku dhacay , adeerkay oo miyii joogana geela laga dhacay , habaryartayna uurka laga dhacay , acuudubilaah war snetoww maxa inugu dhacayyy???