Page 1 of 1
ciyarihii gobolada maxa ku dhacay
Posted: Thu Sep 10, 2015 1:08 am
by gobdoon
Wadanka somaliya waxu ahaan jiray wadan isbortiga ku horeeya oo waxa la qaban jiray sanad kiiba mar miyay ahayd waxuna tartan fiican oo dadka walaleeya , ciyarta lugta oo kale intii gobol oo isku dhow aya is rerebi jiray inta soo gudubtana muqdisho ayay isugu iman jirta ila laba koxood isugu soo haran , marka kooxi waweyna oo xamar ka dhisnaana ciyartoyda ay ka helan bay ka qaadan jireen xulka qaran kana waxa laga soo xuli jiray kooxahas wa weyn, hadaba su'aashu wa maxuu aha gobolkii ku guulaystay ciaarihii ugu dameeyey , intuu tartanku socdayna gobol kee inta ugu badan qaaday , jubada hoose wa fiicnayd ciyartoy badan oo xulka qaranka u ciyaarayna wa ka soo geli jireen.
Re: ciyarihii gobolada maxa ku dhacay
Posted: Thu Sep 10, 2015 6:53 am
by zidane88
Ciyaarihii Gobolada are still being played but different players and equipment.
The ball was replaced by Ak47 and Hand-grenades
The players by Parliament MPs
The fans by Dayuusbaro.
Re: ciyarihii gobolada maxa ku dhacay
Posted: Thu Sep 10, 2015 8:45 am
by libaaxyare
Waxa aan maqlay in Kismaayo vs Hargeysa Kooxda Kismaayo ay Hargeysa ku garaaci jirtay 10 : 0 dabadeed Taageerayaasha reer waqooyiga oo aad iyo aad u caraysan ay ku dhawaaqi jireen ku fayro Maqas ku fayro
Re: ciyarihii gobolada maxa ku dhacay
Posted: Thu Sep 10, 2015 8:46 am
by libaaxyare
waxaa la yiri Kismaayo ayaa qaadan jirtay koobka gobolada dalka sanad walba
Re: ciyarihii gobolada maxa ku dhacay
Posted: Thu Sep 10, 2015 9:59 am
by GAMES
The US has Somali soccer tournament every year. Its more interesting than whats happening back home.
Re: ciyarihii gobolada maxa ku dhacay
Posted: Thu Sep 10, 2015 9:59 am
by TheLoFather
Waxa la yidhi kooxda Burco sidey u lahayeen ciyaari waa galin danbe ayeey qabtii uugu dhacdey.
Re: ciyarihii gobolada maxa ku dhacay
Posted: Thu Sep 10, 2015 10:30 am
by CaliQase
LoDoon wrote:Waxa la yidhi kooxda Burco sidey u lahayeen ciyaari waa galin danbe ayeey qabtii uugu dhacdey.

Re: ciyarihii gobolada maxa ku dhacay
Posted: Thu Sep 10, 2015 10:54 am
by COOL-MAN
Re: ciyarihii gobolada maxa ku dhacay
Posted: Thu Sep 10, 2015 3:01 pm
by TheLoFather
I also hear that they only used to managed to beat Kismayo, who apparently used to be the best in the country.
Re: ciyarihii gobolada maxa ku dhacay
Posted: Thu Sep 10, 2015 3:13 pm
by COOL-MAN
LoDoon wrote:
I also hear that they only used to managed to beat Kismayo, who apparently used to be the best in the country.
That means they were a very good side but if they went and get beaten by westbrom albion after kicking Manchester United's butt waa dhibaato
