Kkkkk maalmahan siyaasada lama socon waxaa igu danbeesay ayagoo ka xilidhibaani badan ka laabteen iyo ayagoo la isku jeediyay kadib markii anti-motion kale la abaabulay
Horta ninkii goodah waa aamusan yahay maalmahan, waxaan ogaa ayadoo ay la kulmeen ganacsato waa wayn oo beeshiisa ah sida xaaji daauud garguurte oo hotelo east africa ku keh kuna dheheen hadaad lacag rabto anaga na waydiiso laakiin magaca tolkeena xasan ku ma ridi doontid ee cid kale xildhibaan u noqo! Kkkk
mooshinkii xaguu ku danbeeyay?
Moderator: Moderators
Re: mooshinkii xaguu ku danbeeyay?
Mooshinki eey ba cunay, nin 1 sano ka yar u hartay ayey raban in ay ridan, Somalidu waa xayawaan Hassan Sheikh haadi ay ridan then what? yaa la doranaya mise isjiidjiid kale iyo doorasho hor leh oo cusub aya la qabanayaa, waxan huba ninka la dorto inusan ogolan doonin inu iska dhibo xilka after 1 year, wakhti kordis aya dabcan imaan doono, no doorasho 2016 and deff no one man one vote. Hassan Sheikh must finish his term, xildibanada qeylinayo need to shut the fuck up, if they wanted to get rid of him they could have done so years ago, if Hassan goes then they should also go, waa isma dhaanto iyo dhashed.
Motionka bey qalad ka fahmen xayawaanka, motionka waxa logu tala galay dowladaha dhameystiran oo ku tagan cago ay iyaku leyihiin, loguma tala galin dowlad ital yar oo aan awood ciidan iyo dhaqaalo toona lahayn oo gacan horsi ku jirto.

-
Sagaashan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: mooshinkii xaguu ku danbeeyay?
Xamud. wrote:Mooshinki eey ba cunay, nin 1 sano ka yar u hartay ayey raban in ay ridan, Somalidu waa xayawaan Hassan Sheikh haadi ay ridan then what? yaa la doranaya mise isjiidjiid kale iyo doorasho hor leh oo cusub aya la qabanayaa, waxan huba ninka la dorto inusan ogolan doonin inu iska dhibo xilka after 1 year, wakhti kordis aya dabcan imaan doono, no doorasho 2016 and deff no one man one vote. Hassan Sheikh must finish his term, xildibanada qeylinayo need to shut the fuck up, if they wanted to get rid of him they could have done so years ago, if Hassan goes then they should also go, waa isma dhaanto iyo dhashed.
Motionka bey qalad ka fahmen xayawaanka, motionka waxa logu tala galay dowladaha dhameystiran oo ku tagan cago ay iyaku leyihiin, loguma tala galin dowlad ital yar oo aan awood ciidan iyo dhaqaalo toona lahayn oo gacan horsi ku jirto.

Re: mooshinkii xaguu ku danbeeyay?
ishaad katuurtey!Xamud. wrote:Mooshinki eey ba cunay, nin 1 sano ka yar u hartay ayey raban in ay ridan, Somalidu waa xayawaan Hassan Sheikh haadi ay ridan then what? yaa la doranaya mise isjiidjiid kale iyo doorasho hor leh oo cusub aya la qabanayaa, waxan huba ninka la dorto inusan ogolan doonin inu iska dhibo xilka after 1 year, wakhti kordis aya dabcan imaan doono, no doorasho 2016 and deff no one man one vote. Hassan Sheikh must finish his term, xildibanada qeylinayo need to shut the fuck up, if they wanted to get rid of him they could have done so years ago, if Hassan goes then they should also go, waa isma dhaanto iyo dhashed.
Motionka bey qalad ka fahmen xayawaanka, motionka waxa logu tala galay dowladaha dhameystiran oo ku tagan cago ay iyaku leyihiin, loguma tala galin dowlad ital yar oo aan awood ciidan iyo dhaqaalo toona lahayn oo gacan horsi ku jirto.
Waxa la isku hatsto dhan waxa waaye madaxtooyada balantii balantii korarsiga bay nooga baxdey barkee IC da ma ogolo
Waxay rabaan inta ridaan asaga ka dibna mid ku meel gaar ah(laba sano) doortaan calashaan "si uu dalka doorasho toos ah u gaarsiiyo!!"
War na dhaafa hal mar!

Re: mooshinkii xaguu ku danbeeyay?
kkkkkk sxb kiinii maa qarxay? atleast anaga qaab sharciyeed baan ku soconaa iyo godoon impartial ah laakin adinka yaa idin kala qaban labo nin oo is dagaashan baa qaadi isku ah kkkkkk
War anaga gudoon baan lee nahay asagaana xataa spoilerska iyo villa u kala dabqaadey? Madaxweynaha raysulwasaaruhuu soo dirsadey ayagana jawaari baa ku yiri soo xusha. Waa la heshiiyay....isku shaandhayn baa lagu soo dari
Kan iyo islaantaas ha iska qayliyaan dadkii dhan waa ka noqdeen!
Keep entertaining us!

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 566 Views
-
Last post by Lord Diplock
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by STOP!
-
- 0 Replies
- 921 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 4 Replies
- 949 Views
-
Last post by Addoow
-
- 0 Replies
- 12459 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 5 Replies
- 692 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 7 Replies
- 897 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 15 Replies
- 1190 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 628 Views
-
Last post by Ducaysane_87