Page 1 of 1

AAKHIRO (ILA QOSOL)

Posted: Wed Nov 09, 2005 2:31 pm
by Kalaay
Hadda ka hor ayaa oday la oran jiray TOOXOOW wuxuu tagay meel muxaadaro diinta ah lagu hayo. muxaadaradu waxay ku saabsanayd maalinta YOOMAL_QIYAAMO iyo sida Gaalada loo cadaabayo maalintaas.

Tooxoow markii uu muxaadaradii soo dhamaystay oo uu gurigiisa u soo socdo ayaa waxaa jidka kaga hor yimid nin saaxiibkiis ah oo la yiraahdo Dhabareey waxaaana dhex martay sheekadan:

Dhabareey: Ar Tooxoow ahaa..... xaa la sheegay beriga.
Tooxoow: nabadi ma jirto beriga
Dhabareey: Saay wax u juraan?
Tooxoow: meel inta ah oo la isku wacdaayo aan tagay Yoomul-qiyaamo aa beriga oo dhan laga warramaayay
Dhabareey: Haye.
Tooxoow: Haye xay tahay?.... Naarta waxa laga sheegaayo manaad maqli laheyd haba tegin aa ku qabaheeso.
Dhabareey: Kix kix kix kix , Ya qiyaamaha ma isbaaradii Habarta (Habar-Gidir) aa u qabtaa ee loo gambaayay? ..........

wuuna ka dhaqaaqay asagoo sii leh "....wuxu caqli xumaa caqliga caaro kaa xuubsatay".

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

gix gix gix

Posted: Wed Dec 28, 2005 4:52 pm
by Falfaliir
Gix Gix GIx GIx GIx GIx Ebaagoow waa iga qoslisay Laughing

Re: AAKHIRO (ILA QOSOL)

Posted: Tue May 13, 2008 3:14 pm
by nasringurl
hahahahah

Re: AAKHIRO (ILA QOSOL)

Posted: Sun May 25, 2008 11:36 am
by siibaaye10
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kixkixkixkix walaahi sxbow waa qosla