Page 1 of 2
2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Thu Oct 08, 2015 11:11 pm
by knet
Dawladda Puntland:’’Gaalkacyo waxay u tartamaysaa inay noqoto Caasimada Soomaaliya’’.
Dawladda Puntland ayaa sheegtay in magaalada Gaalkacyo ay u diyaarinayso tartanka loogu jiro magaalada noqonaysa Caasimada Soomaaliya.
Wasiirka hawlaha guud iyo Gaadiidka Dawladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa sheegay in Gaalkacyo ay tahay magaalo Istaraatiiji ah oo muhiim u ah Ummadda Soomaaliyeed.
‘’Waxaan u diyaarinaynaa Gaalkacyo inay hanato Caasimada Soomaaliya, waa magaalo Istaraatiiji ah tartankeeda waan galaynaa’’Ayuu yiri Wasiirku.
Hadalkan ayuu ka sheegay xilli uu ka hadlayay hormarka ka socda magaalada Gaalkacyo,xilli isbadal hormarineed laga dareemayo Gaalkacyo.
Wuxuu intaas ku daray‘’…..Reer Gaalkayo tartanka halo diyaargaroobo,meeshan haddii aan Miiska saarno miyaan ku ceebaysanahay’’.
Wasiirka hawlaha guud iyo Gaadiidka Dawladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa sheegay in Gaalkacyo ay tahay magaalo ay isugu yimaadeen Ummadda Soomaaliyeed,isla markaana u qalanta inay noqoto Caasimada Soomaaliya.
Isbadal aad u balaaran ayaa laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,waxaa Gaalkacyo ka socda dhisamaha Madaxtooyo,Waddooyin iyo dhismayaasha Hoteelo Casri ah.
Dadweynaha ayaa u jihaystay dhinaca hormarka,isla markaana doonaya in isbadal balaaran uu ka dhaco Gaalkacyo.
Si kastaba ha ahate,magaalada Gaalkacyo ayaa ka mid ah magaalooyinka ugu amaanka badan Puntland.
http://puntlandi.com/puntlandgaalkacyo- ... oomaaliya/
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Thu Oct 08, 2015 11:53 pm
by joof
hahahahhahhahah do you mean North Galkacyo? hadaa caasimada puntland qaadaneyso walba meel majeerteen kaliya daganyahay ka dhiga sida jariiban ama garoowe caku riyo maal meedka puntland
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 12:33 am
by barbarossa
April Fools' Day in October?
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 12:36 am
by thegoodshepherd
joof wrote:hahahahhahhahah do you mean North Galkacyo? hadaa caasimada puntland qaadaneyso walba meel majeerteen kaliya daganyahay ka dhiga sida jariiban ama garoowe caku riyo maal meedka puntland
Waa Gaalkacyo oo dhan, Reer Gaalkacyo arintaan wey isku raacsanyiheen. Gaalkacyo is the middle of Somalia, it is neither woqoyie nor Koonfur, waa meel cidkastay aye dagantahay. Waa magaalo loo simanyahay.
If not Gaalkacyo, I propose Baydhabo as the capital.
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 12:41 am
by knet
Galkayo is where the Somali conflict began and in ha Allah it will be where it comes to an end.
It will make a great capital looking forward to better days for Somalia.

Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 1:06 am
by cheifaqilbari
From bombing xamar to the ground, to electing al mahdi as president on ur way out from.xamar, to annexing jubba region, to now even changing the capital..kkkk gacanta u taagey majeerteen ma daashan kkk alwys upto something bad.
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 1:18 am
by THE_TRUTH1
Galkgacyo is bad example since city has two admin , divided in along clan lines
Kismaayo - Baledweyn- etc realistic
Mogadishu can join Hiiraan and shabelle dhex form strong state that will dictated East Africa

Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 1:49 am
by joof
thegoodshepherd wrote:joof wrote:hahahahhahhahah do you mean North Galkacyo? hadaa caasimada puntland qaadaneyso walba meel majeerteen kaliya daganyahay ka dhiga sida jariiban ama garoowe caku riyo maal meedka puntland
Waa Gaalkacyo oo dhan, Reer Gaalkacyo arintaan wey isku raacsanyiheen. Gaalkacyo is the middle of Somalia, it is neither woqoyie nor Koonfur, waa meel cidkastay aye dagantahay. Waa magaalo loo simanyahay.
If not Gaalkacyo, I propose Baydhabo as the capital.
sxb Gaalkacyo civil war in uu ka qarxo meel dheer ma jirto adigana caasimad ayaa ka sheekeyneysaaa
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 6:23 am
by CaliQase
Lool ma magaalada qadka cagaaran dhexyaal? kkkkkkkkkkk
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 12:46 pm
by PrinceNugaalHawd
Mogadishu is the only city in the South that can be considered for Capital! Waxa kala waa baabaah. Ofcourse Mogadishu needs peace, infrastructure, modern / Local Architecture..not the nasty Somali designs tho.
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 3:02 pm
by knet
Mogadishu will be our New York and Galkayo will be our D.C.
If you have a problem with that go fuck off. lol
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 4:10 pm
by FarhanYare
knet wrote:Mogadishu will be our New York and Galkayo will be our D.C.
If you have a problem with that go fuck off. lol

Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Fri Oct 09, 2015 5:13 pm
by Halmog

we don't want it anywhere in our borders
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Wed Jan 06, 2016 12:19 am
by Strategic
I welcome Adale as the capital of somalia it is a Midsize Coastal Town with friendly natives very similar to Mogadishu in a strategic location
.
Re: 2016 Not Only A Race For A New President But Also A Race For A New Somali Capital City
Posted: Wed Jan 06, 2016 9:08 pm
by Arcturus
2016 Selection process strategy:
Confuse the Majority while the douploy retake their positions!