Soomaalaay Curyaan baa tihiye Maanso Cagoleey eh
Caradadaadi wey guurtay iyo Cimiladaadiiye
Cidhiidhi iyo Cukuban(prisoned) baan galiyo ceel na loo qodaye
Waxaad caadeysataa ceynka kuu galaye
Raboow calanka Soomaaliyeed caadka laga qaado
Raboow mid caadila nasii ceynkan baan nahaye


Any decent Somali should be moved by the lyrics of this amazing Dhaanto poet

