Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SuldaanOfSanaag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2204
Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm

Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by SuldaanOfSanaag »

Listen to it here

http://horseedmedia.net/2015/10/19/punt ... -dhageyso/


Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland Md.Maxamuud Siciid Ciyoon ayaa saxaafadda u sheegay in ciidamadooda qabteen oo ay baaritaan ku wadaan labo gaari iyo xubnihii la socday. Dadkan ayaa hada lagu hayaa saldhiga magaalada Badhan.


Dhinaca kale Guddoomiyaha Gobalka Sanaag ee Somaliland Md.Axmed Cabdi oo u waramay idaacada VOA ayaa xaqiijiyey in la qabtay xubnahaasi ka socday dhanka Somaliland oo uu sheegay inay yihiin 7 xubnood oo uu ku jiro Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Somaliland ee gobalka Sanaag Axmed Cali Biixi.

Axmed Cabdi ayaa sheegay in hada lasoo daayey haweenay Xildhibaanad ka ah golaha Deegaanka ee Ceerigaabo, isagoo sheegay in intii kale ay weli xiran yihiin, kuna jiraan xubno u shaqeeya hay’ad qandaraas ka qaadatay dowlada Somaliland inay gobalka Sanaag ka sameyso wacyi gelinta diiwaangelinta Doorashooyinka Somaliland.
Audio Player




Balse Guddoomiyaha Somaliland ee gobalka Sanaag ayaa ka gaabsaday inuu sheego cida gacanta ku dhigtay dadkaasi isagoo kusoo koobay inay dhankooda u heystaan inay yihiin kooxo burcad ah, walow uu sheegay in Somaliland ay wadahadal kula jirto odayaasha dhaqanka ee deegaanka sidii loo soo siideyn lahaa xubnahaasi lagu hayo magaalada Badhan ee gobalka Sanaag
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by mahoka »

Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland
:russ: :dead: :dead:
User avatar
nord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 753
Joined: Mon Nov 03, 2014 10:02 am

Re: Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by nord »

What claim do Darood have to sanaag? Because some dhulos live there? I thought you guys hated qabyaalad :dead:
User avatar
SuldaanOfSanaag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2204
Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm

Re: Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by SuldaanOfSanaag »

mahoka wrote:
Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland
:russ: :dead: :dead:

Gaas order his fake governor to release the guddigga doorashooyinka Heres the video Watch

User avatar
SuldaanOfSanaag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2204
Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm

Re: Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by SuldaanOfSanaag »

Puntland has done the right thing by releasing the Somaliland delegation other wise Somaliland will invade Puntland in order to rescue its government workers.
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by mahoka »

SuldaanOfSanaag wrote:Puntland has done the right thing by releasing the Somaliland delegation other wise Somaliland will invade Puntland in order to rescue its government workers.
:up:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by KyrieJama »

nord wrote:What claim do Darood have to sanaag? Because some dhulos live there? I thought you guys hated qabyaalad :dead:
Don't embarass yourself pls stick to your 18 km stretch btw Hargeisa and Gabiley :idea:

Sanaag is shared btw Harti and Isaaq. Sanaag also is home to many minority clans; with 14 clans living in the region.

And the ambush/kidnapping occurred in Eastern Sanaag Warsangeli lands, where PL has a more visible presence than SL. In reality Warsangeli country is still under the rule of the Sultanate, with SL and PL struggling to establish a foothold in the area...
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by X.Playa »

garad13 wrote:
nord wrote:What claim do Darood have to sanaag? Because some dhulos live there? I thought you guys hated qabyaalad :dead:
Don't embarass yourself pls stick to your 18 km stretch btw Hargeisa and Gabiley :idea:

Sanaag is shared btw Harti and Isaaq. Sanaag also is home to many minority clans; with 14 clans living in the region.

And the ambush/kidnapping occurred in Eastern Sanaag Warsangeli lands, where PL has a more visible presence than SL. In reality Warsangeli country is still under the rule of the Sultanate, with SL and PL struggling to establish a foothold in the area...
wiilkaagan yari maad islaanta sacad muuse naasaa ka jaqdid ood edab ku fadhidid. Sanaag wax la yidhaahdo Harti kama shaqayso, Harti baad sheegaysaaye Muuse Ismaaciil baan H.Y ta kale u ogalayn dhulkaas, Dhulos kaad ka dhalatay ee sanaag Dagan gebigoodaba 1992gii qaxoonti bay ku ahaayeen Laas Caanood waxay ku soo laabteen waa saamaxaad HY hadu se kintirkii/qurjigii idin cuncuno, sidiinii baad u qixi doontaan Laas Caanood.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by KyrieJama »

^^^ X-Playa

Sida nin lasoo dabar garacay oo ciilan baa meel walba cay iyo cidiyo ku dagaalan la soo tagan tahay. Ta kale waalidkay maxa sheekada geliyay? Waad taraarisa...

Sanaag is still shared buddy;

Yes HY under Ahmed Mire took control of Ceerigaabo in the 90s thats true; but your cousins foolishly attempted to venture out of the city; Naaleeye Ahmed delievered serious blows to your tol in Damala-Xagare etc and Warsangeli laid them out near Yube and then on the outskirts of Ceeri.

No one begged for peace, it was in the best interest of all parties involved.

Since we are talking about the 90s your HY in Burco begged shamelessly for peace after being severely bloodied and bruised, and then to add insult to injury your elders were humiliated; in search of peace reduced to crawling into Burco while carrying their shoes filled with shit in their mouth like a bunch of baboons...
User avatar
HayWire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1827
Joined: Mon May 13, 2013 8:48 pm

Re: Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by HayWire »

X.Playa wrote:
garad13 wrote:
Don't embarass yourself pls stick to your 18 km stretch btw Hargeisa and Gabiley :idea:

Sanaag is shared btw Harti and Isaaq. Sanaag also is home to many minority clans; with 14 clans living in the region.

And the ambush/kidnapping occurred in Eastern Sanaag Warsangeli lands, where PL has a more visible presence than SL. In reality Warsangeli country is still under the rule of the Sultanate, with SL and PL struggling to establish a foothold in the area...
wiilkaagan yari maad islaanta sacad muuse naasaa ka jaqdid ood edab ku fadhidid. Sanaag wax la yidhaahdo Harti kama shaqayso, Harti baad sheegaysaaye Muuse Ismaaciil baan H.Y ta kale u ogalayn dhulkaas, Dhulos kaad ka dhalatay ee sanaag Dagan gebigoodaba 1992gii qaxoonti bay ku ahaayeen Laas Caanood waxay ku soo laabteen waa saamaxaad HY hadu se kintirkii/qurjigii idin cuncuno, sidiinii baad u qixi doontaan Laas Caanood.
garad13 wrote:^^^ X-Playa

Sida nin lasoo dabar garacay oo ciilan baa meel walba cay iyo cidiyo ku dagaalan la soo tagan tahay. Ta kale waalidkay maxa sheekada geliyay? Waad taraarisa...

Sanaag is still shared buddy;

Yes HY under Ahmed Mire took control of Ceerigaabo in the 90s thats true; but your cousins foolishly attempted to venture out of the city; Naaleeye Ahmed delievered serious blows to your tol in Damala-Xagare etc and Warsangeli laid them out near Yube and then on the outskirts of Ceeri.

No one begged for peace, it was in the best interest of all parties involved.

Since we are talking about the 90s your HY in Burco begged shamelessly for peace after being severely bloodied and bruised, and then to add insult to injury your elders were humiliated; in search of peace reduced to crawling into Burco while carrying their shoes filled with shit in their mouth like a bunch of baboons...
Image

Image

Image
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Puntland oo qabatay Guddigii Doorashooyinka Somaliland ee Sanaag [Dhageyso]

Post by LiquidHYDROGEN »

garad13 wrote:^^^ X-Playa

Sida nin lasoo dabar garacay oo ciilan baa meel walba cay iyo cidiyo ku dagaalan la soo tagan tahay. Ta kale waalidkay maxa sheekada geliyay? Waad taraarisa...

Sanaag is still shared buddy;

Yes HY under Ahmed Mire took control of Ceerigaabo in the 90s thats true; but your cousins foolishly attempted to venture out of the city; Naaleeye Ahmed delievered serious blows to your tol in Damala-Xagare etc and Warsangeli laid them out near Yube and then on the outskirts of Ceeri.

No one begged for peace, it was in the best interest of all parties involved.

Since we are talking about the 90s your HY in Burco begged shamelessly for peace after being severely bloodied and bruised, and then to add insult to injury your elders were humiliated; in search of peace reduced to crawling into Burco while carrying their shoes filled with shit in their mouth like a bunch of baboons...
Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”