Let me just say this first! I LOVE my wife I truly Do with all my heart..I will kill for literally and would be blind and then perished no more me without her.
But as for this marwo Chick, to be with her would be like having double the The Life on cloud nine and would rob bare gabayo from every corner in that nation poets but won't recite them under trees but from roof tops and skyscrapers.
http://i.imgur.com/YEKj5Fd.jpg
http://i.imgur.com/T3mH58S.jpg


Kala lumista leel leel adduun lur iyo hawshiisa
Laydhiyo dabaylaha sidee luxaya maankayga
Lahashada wadnaha iyo qalbiga luudis socodkayga
Laylkiyo saqdii dhexe indhaha wan libqinayaaye
Fikirbaan intaa laasimaa iyo lafagur hawleede
Ledi waayey jiifkii beryahan oo waayey luladiiye
Ilkoheeda dhuuxa indhoheeda dheeydaa
Dhabenkeedan curuubkaa aah
Suniyaha bil dhalatiyo sida qaanso lagu dhigey
Iyo iyodoo idhil ii qoreen Culimada Caafimaadka ku takhluuusteyee
Miyaa la heli kara Tan eye noqotey dawadeydiiye?
Ala Yaa liiibaanoo tan iigu labeeya
Soomaalooy kuwa liibaantey ahaada!