






Madaxweynaha GalMudug oo ka hadlayey furitaanka gegida dayuuradaha USHAKA ayaa yiri “Waxaa sharaf weyn u ah shacabka iyo Dowladda GalMudug inaan maanta si rasmi ah u furo garoonka diyaaradaha USHAKA ee degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo wax weyn ka tari doona isu socodka dadka deegaanka iyo kobcinta dhaqaalaha GalMudug.”