P/LAND & NUSMUDUG oo Maanta qarka usaaran in ay ku dagaalamaan Gaalkacayo.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

P/LAND & NUSMUDUG oo Maanta qarka usaaran in ay ku dagaalamaan Gaalkacayo.

Post by FarhanYare »

Xiisad u dhexeysa Maamulka Puntland iyo Maamulka Nusmudug ayaa maanta kasoo cusboonaatay waddo laami ah oo ka baxda Xaafadda Garsoor taas oo Puntland ay doonayso inay gaarsiiso Buundada weyn ee Laamiga Xamar aada, iyadoona Maamulka Nusmudug ay kasoo horjeensadeen, maadaama buundadu ay ka shishayso halka uu yaallo Kaantaroolka Maamulka Nusmudug.

illo Xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in mar wada hadal laga galay wadada Laamiga ah ee Puntland ay gaarsiinayso Buundada Koonfurta Gaalkacyo ku taalla, balse la isku afgaran waayey,

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Maamulka Puntland uu Buundada gayay Ciidamo gaar ah, kuwaas oo hadda ku sugan halka la doonayo in laga sameeyo jidka,iyadoo dhanka kalena ay ka joogaan Ciidamo ka tirsan Maamulka Nusmudug.

Waxaa socda dadaalo ay wadaan waxgaradka & Odayaasha kuwaas oo laba dhinac usheegaya in la ilaaliyo nabada islamarkaana laga wada shaqeyo wax walba oo horumar u ah bulshada walaalaha ah ee ku nool labada qeyb Magaalada Gaalkacayo.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa hakad ku jiray dhismaha wadadaan Laamiga ah, waxaana saaka la arkayaa Gaadiidka dhismaha jidadka Puntland oo howshadooda dib u bilaabay iyo ciidamo goobta ku sugan, waxaana ciidamadu ay joogaan Buundada la doonayo in laamiga la gaarsiiyo iyo nawaaxigeeda.

http://allpuntland24.net/2015/10/29/pla ... aalkacayo/
Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: P/LAND & NUSMUDUG oo Maanta qarka usaaran in ay ku dagaalamaan Gaalkacayo.

Post by Sumubaridi »

Allpuntland24 is owned by a drunk guy like Daahir allasoow. He does not speak for Gaalkacyo people. Gaalkacyo people are hold together by peace loving elders who are not let politics bring blood shed. C/Kariim Guuleed is a peace loving guy who is the president's friend. C/Weli likes to talk shit but is not a warlord. So no fighting.
User avatar
Halmog
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY

Re: P/LAND & NUSMUDUG oo Maanta qarka usaaran in ay ku dagaalamaan Gaalkacayo.

Post by Halmog »

Nusmudug :damn:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”