Yaa jabuuti la tago xeebta teedsan
ya aroos ugu tumo tog wajaale
Yaa tigaada galaadi ku taaliyo
Toogdheer allow ya ku tuso Daalo
todobaad yaa taleex kula qaata
Tamashleyn xamar yaa uu talaabsha
Ya tayeeglow intuu ku taswiiro
ayaa taaloyin wajeer uga taaga




