Allahu Akbar Qoslaaye hana hor kaco

Moderators: Moderators, Junior Moderators
chelseaforever wrote:
Allahu Akbar Qoslaaye hana hor kaco
Exactlyjalaaludin5 wrote:I was going to ask......
Maxaa so kordhay oo jihaadkan sabab u ah?
Kenya jihaadka ku haboon ee Ethiopia in lagu jihaado xaarantimeeyey muxuu yahay?
Sangub will not talk about jihad in Kanya when Ethiopia is more ruthless.
-
-
-
Maybe it has to do with the maritime dispute.jalaaludin5 wrote:I was going to ask......
Maxaa so kordhay oo jihaadkan sabab u ah?
Kenya jihaadka ku haboon ee Ethiopia in lagu jihaado xaarantimeeyey muxuu yahay?
Sangub will not talk about jihad in Kanya when Ethiopia is more ruthless.
-
-
-
COOL-MAN wrote:Exactlyjalaaludin5 wrote:I was going to ask......
Maxaa so kordhay oo jihaadkan sabab u ah?
Kenya jihaadka ku haboon ee Ethiopia in lagu jihaado xaarantimeeyey muxuu yahay?
Sangub will not talk about jihad in Kanya when Ethiopia is more ruthless.
-
-
-![]()
He should have said all foreigners in Somalia. But is besides the point for me. I am wondering why now? Sangub jihaad laguma ogeeyne ee maxaa sii kordhe sxibow?
Warsheekh wrote:Maybe it has to do with the maritime dispute.jalaaludin5 wrote:I was going to ask......
Maxaa so kordhay oo jihaadkan sabab u ah?
Kenya jihaadka ku haboon ee Ethiopia in lagu jihaado xaarantimeeyey muxuu yahay?
Sangub will not talk about jihad in Kanya when Ethiopia is more ruthless.
-
-
-
-
Hadal haynta ugu badan Maalmahaan ay tahay Darbiga Kenya ay ka dhiseeyso Xadka ay Wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta waxaa ka hadlay Arrinkaas Golaha Abwaanadda Soomaaliyeed.
Kulan Golaha Abwaanada ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay wax laga Xumaado ku tilmaameen Darbiga Kenya ay ka dhisaneyso Xadka Labada Dal,iyagoo Xusay in Dhismahaasi uu yahay mid aan Sharci aheyn oo laga dhisayo Dhul ay Soomaali leedahay.
Guddoomiyaha Golaha Abwaanada Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise Sangub ayaa sheegay in Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin Dagaal ay la galaan Kenya,hadii aysan joojin Xad gudubka ay ku hayso Badda iyo Biriga Soomaaliya,waxaana uu Tilmaamay Guddoomiye Sangub in ay Xariirkii u jareen Dowladda Kenya.
Sidoo kale Abwaan Sangub ayaa ugu baaqay Madaxda Dalka ugu sareeysa in ay Qoriga qaataan oo ay Dagaal lagalaan Kenya islamarkaana Dowladda Kenya ay Xariga u jaraan.
Ugu danbeeyn Guddoomiyaha Golaha Abwaanada ayaa Madaxweynaha Maamulka Jubbaland iyo Shacabka Reer Jubbaland intaba ugu baaqay in ay Bilaabaan Dagaalka lala galayo Kenya.
COOL-MAN wrote:When I first read the word abwaanada, I thought it was some important and a well respected Somali odeyaal body ileyn wuxu waa musicians & actors body.
Musicians calling for jihaad