Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by THE_TRUTH1 »

BURTINLE:- Qaad si sharci darro ah Puntland Looga soo galiyey Koonfurta Gaalkacyo Oo meel Fagaare ah lagu gubay.

Image
Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal maanta waxaa goob fagaare ah lagu gubay Jawaan iyo Bar qaad ah oo shalay Ciidamada Ammaanka Degmadaasi ay ku qabteen nin ganacsade ah oo reer Puntland ah, kaas oo qaadka kasoo qaaday Koonfurta magaalada Gaalkacyo, qaadkaas oo la sheegay inuu kasoo degay garoonka macmalka ee Maamulka Galmudug uu ka xaar xaartay Koonfurta Gaalkacyo.

Maxkamadda degmada Burtinle oo maanta la horkeenay qaadka iyo ninkii lagu soo qabtay, waxaana Maxkamaddu go'aan ku gaartay in Qaadka la gubo, halka ninkii watayna lagu ganaaxay lacag Kun dollar ah ($1,000.00).

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar C/laahi Faraweyne oo maanta goob joog u ahaa gubitaankii qaadka iyo ganaaxa lacageed ee maxkamaddu dul dhigtay ninkii lagu soo qabtay, ayaa warbaahinta faah faahin ka siiyey sidii wax u dhaceen, waxaana uu sheegay inaan gudaha Puntland laga oggolayn qaad kasoo degay, waxa uu ugu yeeray "Isbaaro Airport-ka Koonfurta Gaalkacyo".

"waxaan rabaa inaan dadka reer Puntland u sheego oo aan kor u lee yahay ciddii qaad kasoo dagay isbaaro airport-ka koonfurta gaalkacyo iyo kan Cadaado inay mamnuuc ka tahay gudaha puntland oo la gubayo, oo qofkii watana uu mutaysanayo xabsi dheer iyo ganaax, waxaan u aqoonsanahay qofkii ka ganacsatada, soo qaada lacagtiisa ku bixiya, dulaal ka ah, inuu yahay khal khaliyaha ammaanka Puntland, inuu yahay la dagaallanka maciishadda dadka Puntland, haddii aannu intaas u aqoonsanahay cinqaabteeduna waa dabo taallaa" ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Nugaal.

Dhinaca kale Guddoomiyaha ayaa dadka reer Puntland ee doonaya inay qaadka soo dajiyaan ama ka ganacsadaan u sheegay inay u furan yihiin guud ahaan garoomada diyaaradaha ee sagaalka Gobol ee Puntland, balse dowladda Puntland aysan aqbali doonin qaad si sharci darro ah dalka lagu soo galiyo.

"Isbaaro Airport yeeli mayno,sharcigaan horgaynaynaa, horayna waa u diidnay waana go'aan dowladeed anaguna waan fulinaynaa haddii alle idmo, waliba anigu gobolkaan xukumo inta maxkamaddu xukunto dheeri baan ku darayaa" ayuu hadalkiisa raaciyey Cumar Faraweyne.

Ugu dambayntii Qaadka Koonfurta Gaalkacyo iyo Cadaado laga soo dajiyo ayaa dhibaato xoog leh ku haya magaalada Gaalkacyo iyo degmooyinka laamiga ku teedsan ee Puntland, waana qaad aysan Canshuurin dowladda Puntland oo si tuugaysi ah lagu soo galiyo deegaanada Puntland.

Xafiiska Wararka APL, Gaalkacyo
User avatar
joof
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 303
Joined: Sat Feb 21, 2015 2:09 pm

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by joof »

hhhhhhhhh reer mudug nacalaa caqliga uga yaaal war wuxu waa xoolo walahi
User avatar
Halmog
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by Halmog »

:up: Governor Cumar Faraweyn
Last edited by Halmog on Sun Nov 15, 2015 10:18 am, edited 1 time in total.
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by smooth »

joof wrote:hhhhhhhhh reer mudug nacalaa caqliga uga yaaal war wuxu waa xoolo walahi
Say alhamdulilah you don't live amongst or near the Jews of Somalia, they are the worst cretins to live with, in shaa allah they will soon become irrelevant, all the money they have been spending sponsoring al-shabab causing strive/divisions in Somalia has dried up, yesterday they had a fight amongst themselves in Northern Gaalkacyo, economically they are becoming irrelevant, we want them to burn the khaat that we have a monopoly on, let them pay more for it, expensive khat and poor moryaan soldiers not paid for months will hasten their demise.
User avatar
CaliQase
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2024
Joined: Mon Jan 19, 2015 11:26 am

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by CaliQase »

:dead:
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by Rambie »

Wallahi MJ's are xassid.

:russ:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by FarhanYare »

joof wrote:hhhhhhhhh reer mudug nacalaa caqliga uga yaaal war wuxu waa xoolo walahi
Lol cay xumidaa

smooth wrote:
joof wrote:hhhhhhhhh reer mudug nacalaa caqliga uga yaaal war wuxu waa xoolo walahi
Say alhamdulilah you don't live amongst or near the Jews of Somalia, they are the worst cretins to live with, in shaa allah they will soon become irrelevant, all the money they have been spending sponsoring al-shabab causing strive/divisions in Somalia has dried up, yesterday they had a fight amongst themselves in Northern Gaalkacyo, economically they are becoming irrelevant, we want them to burn the khaat that we have a monopoly on, let them pay more for it, expensive khat and poor moryaan soldiers not paid for months will hasten their demise.
You are not from there too
User avatar
Classiq
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1189
Joined: Sat Mar 22, 2014 10:16 am
Location: Toronto, Ontairo

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by Classiq »

Good I'm actually proud of this, my goal in life is to buy a fat stack of khat and spit and burn it in a crowded suuq where all those odeys chill out and chew for them to see lol then make a bystander record it for the media.

High Off Life Not Drugs :up:
User avatar
joof
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 303
Joined: Sat Feb 21, 2015 2:09 pm

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by joof »

FarhanYare wrote:
joof wrote:hhhhhhhhh reer mudug nacalaa caqliga uga yaaal war wuxu waa xoolo walahi
Lol cay xumidaa
lol sxb dadkaas ficiltan ayaa meel walaba la galay walaahi
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by AbdiWahab252 »

It is sad to see PL burning the resources of PL businessmen. Galmudug will continue to be a business friendly environment for all Somalis who face the tyranny of high taxation. We invite Rer PL to come to business friendly Galmudug for trade.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by AbdiWahab252 »

Rambie wrote:Wallahi MJ's are xassid.

:russ:

Rambie,

The product belonged to a local PL businessman. Someone will pay for his product. In Somalia, you mess with someone's product and don't compensate them for it, you are now facing not only him but his tol/investors/investor's tol.
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by knet »

AbdiWahab252 wrote:It is sad to see PL burning the resources of PL businessmen. Galmudug will continue to be a business friendly environment for all Somalis who face the tyranny of high taxation. We invite Rer PL to come to business friendly Galmudug for trade.
Puntland to Sacad Tricks are for Kids. :lol: :lol: :lol:

We know who the Khat belong to, feel sorry for your uncles who lost a lot of money tonight. :mrgreen:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by AbdiWahab252 »

Knet,

Khat is not given on credit. The product destroyed was owned by your people. I just hope the Cisman Maxamud don't light up one of your tols trucks
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Khat war Puntland burns Khat from Galmudug Airport in Burtinle Heading to Bari Region kkkk

Post by knet »

AbdiWahab252 wrote:Knet,

Khat is not given on credit. The product destroyed was owned by your people. I just hope the Cisman Maxamud don't light up one of your tols trucks
It really doesn't matter who it belongs to, we up hold the LAW in Puntland, something you folks seem to know so little about. :ugeek:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”