waan ceebeysanahay haddii aan soomaali nahay... bal waji xumadaan fiiriya.. dadkii aan hamiga ka qabnay ee al shabaaab wahaabis naga celiyey ee ahlu sunnah waljamaaca our last hope waxa ay sameeynayaan fiiriya... xishoodkii aaway ? bal maanta ethiopia amar haddii ay siiso wuu ogolaanayaa, halka uu nin ay isku soomali isku tol yihiine isagoo ahlu sunnah ah uu ka diidayo inuu ogolaado maamulka galmudug state..
aaway tanaasulkii.. aaway somalinimadii. axmaar xun ayaan hadal ka maqleynaa. qof soomali kuula ah hadal kama maqleysid.. caku somaali
